Hay'adda nabadsugidda ayaa ku guulaysatey qabashada shabakad argagixiso ah oo u qaabilsanayd khawariijta qaraxyada. Waxa gacanta lagu dhigey waxyaalaha qarxan...
Dawlada Somaliya ayaa xilli dambe oo xeero iyo fandhaal kala dhaceen xaqiijisay in Somali farabadan ku nool yihiin gobolka xaniban...
Siyaasiga xisbiga Wadani Maxamed Aadan ayaa ku qarxiyay badhasaabka Awdal oo xirxirey odayaal Samaroona oo u muuqda in laga aargoosanayo...
Dhawaan ayay ahayd markii booliiska Somaliya sheegay in siyaasi Cabdi Janan oo ka tirsanaa maamulkii hore ee Axmed Madoobe uu...
Waxa dalkaasi Kanada ku geeriyooday abaanduulihii hore ee ciidanka xooga dalka Somaliyeed Jeneraal C/risaaq Khaliif Cilmi oo muddo kooban soo...
Gabdho Jabaaniisa oo booqasho ku tagey xarumo ay ku leeyihiin Maraykanka qaasatan gobolka Somalida soo baxdey ugu badan yahay ee...
Masuuliyiinta caafimaadka ee dalkaasi Itoobiya ayaa xaqiijiyay in dad Itoobiyaana looga shiki qabo inay qabaan cudurka hargabka Shiinaha ee sida...
Shalay ayay ahayd markii raiisal wasaare Xasan Cali uu shaaciyay mashruuc lagu maalgelinayo dhalinyaro Somaliyeed dhamaan gobolada dalka oo ay...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in tirada uu soo ritey cudurka shuban biyoodka ay sii...
Dadweyne ka qaybgalay xaflad aroos oo farxafleh ayaa sheegay in gabadh ay ku geeriyootay intii xatladu socotey. Sida ay Ku...
Diyaarad ilaa hadda aan la garanayn ayaa ku dhacdey gudaha dalkaasi burbursan ee fiqiirka ah ee Afqaanistaan ee ay meelo...
Telefishanka qaranka Somaliyeed ee magaalada Muqdisho oo feedh iyo laad lagu waday mudadii uu hawada ku jirey ayaa hadda yeeshay...
Golaha wasiirada ee dalkaasi Itoobiya oo uu hogaaminaayo raiisal wasaare Cabi Axmed ayaa ansixiyay sharci muddo 60 sanno ah yaalay...
Raiisal wasaare Xasan Cali ayaa sagootiyay askar cusub oo loogu talogalay dabargoynta argagixisada. Ciidankan oo ay Somali tababartey ayaa tababarka...
Wasiirka duulista iyo hawada ee dawlada Somaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa markii ugu horeysay sheegay in dakhliga ka soo...
Saxaafada mamulka Somalilaan ee Muuse Biixi ayaa sheegtay inay rafaad kadib dib u celiyeen Markab ka shaqaynaayay xadhig dhigida internet...
Dawlada Somaliya ayaa ku hanjabtey inay xireyso xarumo lagu tilmaamey kuwo dhaqan celis laakiin inta badan ah xabsiyo dhalinta la...
Ruug cadaa Feynuus Sh Daahir ayaa ka hadashay taxanihii dhamaadey ee Kaaf iyo Kala dheeri iyo qaybtii ay ku lahayd...
Waxa dagaal goos goosa markale dib uga qarxay buulayda gobolka Sanaag halkaas oo ay isku cunayaan dhalinyarta beelaha Isaaq iyo...
Wararka ka imaanaya deegaanka Boocame ee gobolka Sool ayaa sheegaya in duhurnimadii manta ay yimaadeen ciidan deegaan taabacsan maamulka Somalilaan...
Waxa aduunku aad uga qaylinayaa cudur cusub oo ka dilaacay gobol ka mida Shiinaha oo calaamadaha lagu garto ay yihiin...
Roomiya adigaa shirqooley Ilhaan Xarago oo gaadhiga jiirsiiyay markaad marayso wadada maxay dadku yiraahaan. Wax kale iska daayoo maraq ayaa...
Danjire Guulwade oo ka mida guddiga maamulka Somalilaan diidey ee madaxweynaha Somaliya u magacaabay ka soo talobixinta sidii loo dhamayn...
Xilli muran cusub ka furmey doorashada maamulka lagu hoogmey ee Galmudug ayaa xildhibaan Shaacir baaq u direy culimada Ahlu Sunna...
Hay'adda nabadsugidda ayaa soo bandhigtey fanaan ka tirsanaa argagixisada dhiigmiiratada shabaab oo u keeni jirey lacag. Ninkan ummada laga qabtey...
Booliiska magaalada Muqdisho ayaa sheegay in gabadh 18 jira laakiin hooyadeed ku sheegtay 14 jir oo muddo maqneyd in hadda...
Arbaab Khaysar waa nin aad u culus oo miisaankiisa laga naxayo una dhashay dalkaasi Bakistaan. Waxa lagu yaqaanaa inuu gawaadhida...
Waxay ahayd bishii hore aakhirkeediii markii dhiigmiiratada wahaabiyada argagixisada Shabaab ay gumaadey dadkeena. Intii ay dishey dhaawacii Ka soo hadhay...
Waxa markii ugu horeysay laga bilaabey duulimaadyo toosa magaalooyinka Muqdisho iyo Buuhoodle. Waxa aad u soo dhaweeyay dadka deegaanka oo...
Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa markale sameeyay magacaayhoose halkaas oo uu isku bedelay agaasimeyaal. Maaha markii ugu horeysay ee uu horjooge...