Taliyaha ciidanka qaranka ee lugta Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Diriayaa ayaa galay tuulada Towfiiq ee Mudug halkaas oo dhawaanahan ay ka...
Siyaasiga Siciid Sulub oo Muuse Biixi (handaraab) u magacaabay booska madhan ee xanaanada xoolaha ayaa xertiisu aad ugu soo dhaweeyeen...
Waxa cadceed dhicii manta is rasaasayn ka dhacdey magaalada xeebta ah ee Boosaaso ee maamulka Butlaan halkaas oo weerar dhicisoobey...
Fanaanada Sahra Ilays oo loo dhiibey hees midnimo iyo midnimo diid ka hadleysa iyadna ku qaadaysay qaybta midnimo diidka ah...
Wasaarada arimaha gudaha Somaliya ayaa warbixin ku soo saartey in la soo afjaray maamul u samaynta Galmudug ayadoo heshiis ay...
Dawlada Turkiga ayaa Ku hanjabtey inay xiri doonaan saldhiga weyn ee Maraykanku ku leeyahay dalkooda gaar ahaan deegaanka Incirik. Saldhiga...
Ciidamada loo tababaray argagixisada ayaa xalay saqdii dhexe soo afjaray weerar fuleynimo ah oo kooxda gaalaynta Shabaab ku qaaday huteel...
Afhayeenka booliiska Somaliya ayaa faahfaahin ka bixisay weerarkii kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab la baxdey ay ku qaadeen huteel SYL...
Horjooge Muuse Biixi ayaa dalbadey inuu la kulmo gudoomiyaha xisbiga Wadani iyo Faysal Waraabe. Waxayse labada gudoomiye diideen inay la...
Kadib markii muddo sadex cisho ah ay deegaano Taliskamuddola mida Mudug isku cuneen Laba beelood oo walaalo ah ayaa ciidanka...
Maamulka Muuse Biixi ayaa ku fashilmey inuu ilaaliyo dhulka shacabka ka dhexeeya taasina waxay keentay in xataa buurihii la sheegto...
Kadib nimcada Rabi ee Ka da'aysa gobolka sadexdii sanno u dambeeyay ayaa dhulku doog iyo barwaaqo is qabsaday. Haddaba barwaaqadaa...
Haweenka Sucuudiga oo lagula dhaqmo dhaqan aan diinta Ku salaysneyn ayaa markale helay xoriyad ay ku raaxaystaan haweenka muslimiinta intooda...
Xildhibaanada taageersan Muuse Biiixi ayaa ugu dambeyn go'aansadey in Faysal Waraabe dacwad lagu soo oogo isagoo Ku eedaysan inuu xiriir...
Dhacdo naxdinleh ayaa ka dhacdey Hargeysa kadib markii ay Ku geeriyoodeen qoys ka kooban afar oo kala ah hooyada iyo...
Kadib roobab laxaadleh oo markale Ka da'ay Somali Galbeed ayaa waxau soo buuxiyeen webiga Shabeele oo sameeyay fatahaad horleh taas...
Siyaasiga Cabdi Shootali ayaa qarxiyay sida gacanyarehii Siilaanyo ninka lagu magacaabo Maxamud Xaashi uu daaro uga dhistey Ingiriiska iyo meelo...
Shalay galabtii ayay ahayd markii haweenay ay Muqdisho ku toogatey askari hor fadhiya saldhig uu waardiye Ka ahaa Isla markaaba...
Maamulka horjooge Siciid Deni ee Butlaan ayaa war ka soo saaray roobab mahiigaana oo Ka da'ay gobolada hoostaga sida Nugaal,...
Waxa tafaftiran u qaadaa dhigay suxufiga Faysal Cabdillaahi Abroone. Wuxuu taabanayaa dagaalkaas siduu ku yimi iyo arimp badan oo ku...
Waa qaybtii ugu dambeysay taxanaha Kaaf iyo Kala Dheeri oo aad laysku soo jafay jacaylana kala baxeen halka kuwo kalena...
Dawlada Somaliya ayaa jawaab siisay siyaasiga fashilmey ee xadiisyo saxiixa ka dhigey wax jeebka lagala soo baxay. Waxaan ku leenahay...
Maamulka iyo Cuqaasha Af-barwaaqo ayaa si gaar ah baaq ugu diray Dowladda Soomaaliya, mas’uuliyiinta Galmudug iyo Puntland,wax garadka iyo dhammaan...
Afhayeenka aqalkaasi barlamaanka ee dalkaasi Maraykanka ayaa xaqiijisay in xil ka xayuubinta xagjir Taram ay hadda u gudbeyso codeynta isla...
Sheekh Soomow oo aad uga gilgishey wadaadka Maxamed Umal oo caayay rasuulkeena SCW ayaa ka hadley hadal ka soo yeeray...
Sirdoonka qaranka ee afka qalaad loogu soo gaabiyo NISA ayaa dhuunta u galay argagixisada kadib ayagoo guulo is dabajooga Ka...
Shirkii Ka socday Ingiriiska ee ay lahaayeen xulafada milatari ee isku magacowday Naato ayaa Ku soo dhamaadey burbur iyo nacayb...
Waxa muddo sanno ah lagu jirey siyaasad ah inayna dawlad adag ka dhalan dalka dhinaciisa Koofureed taas oo hanan Karta...
Hadii Arimahan oo kale Laga Kici waayo , Sumcad xumo deegaaneed iyo bahdilaad Laga kaban ku dhici karta deegaanka la...
Dhismaha qaran si sahal ah laguma yagleeli karo, waxa uu u baahanyahay falsafad sharci iyo mid siyaasadeed (Legal & Political...