Argagixisada Wahaabiyada ee ka jirta Somaliya waxay ku raaxaystaan kuna farxaan dhiiga musliniinta Somaliyeed ee ay daadiyaan. Waa barnaamij lagu...
Raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya ayaa sheegay in lacag ay bixiyeen reer Yurub loogu talogalay in lagu dhiso laguna dayactiro...
Markaad maqadho xildhibaanad Somali Kiiniyaana ayaa loo gacan qaaday waxa markiiba niyadaada ku soo dhacaysa in Kiiniyaan u gacan qaadeen...
Maamulla Butlaan ayaa sheegay inay eryeen shaqaale gaaraya 37 oo ka hawlgeli jirey isbitaalka guud ee magaalada Garoowe. Waxa lagu...
Saraakiisha Iiraan ee ku sugan gacanka Cumaan ayaa war ka soo saaray qarax qabsaday maraakiib mid ka sharciyeysnaa dalkaasi Norwey....
Kadib markii dil foolxun ka dhacay Beledweyne gaar ahaan degaanka Kalabaydh halkaas oo sarkaal booliisa lagu diley kuwo kalana la...
Shir ay sadexda horjooge ee Puntland, Galmudug iyo Jubba la yeelan lahaayeen ajaanib ku sugan Kiiniya ayaa fashilmey. Horjoogeyaashan ayaa...
Ururka caafimaadka aduunka ayaa xaqiijay in cudurka Iboola,soo garay Yugaandha oo askar badan ka joogaan Somali. Askarta Yugaandha ayaa ka...
Dawlada Yaman ee ay hogaamiyaan Xuutiyiibta ayaa weerar ku ekeeyay garoon duyaaradeed oo looga soo duulo halkaasna gaarsiiyay qasaare badan....
Waxa sanad kasta loo gudbiyaa boqorada gabow dhaaftey ee Ingiriiska dadka loo maleeyo inay bulshada wax ku soo kordhiyeen ama...
Shalay ayay ahayd markii argagixisada Shabaab ka carartey tuulada Af-urur oo ay ku sugnayd laba usbuuc markii ciidanka Butlaan uga...
Ciidanka lidka diyaaradaha ee dalkaasi Suuriya ayaa dhulka soo dhigey gantaalo ka yimi Yuhuuda, kuwaas oo ay ku waday raadaaro...
Wararka aan ka helayni deegaan u dhow magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya dil foolxun oo ka dhacay halkaas....
Koloneel Caare oo ku sugan Butlaan ayaa wacad ku maray inuu xoreeyo Sanaag isla markaana qabto gudoomiyaha. Caare ayaa intii...
Wararka ka imaanaya gobolka Bari gaar ahaan deegaanka Af-urur oo argagixisadu la wareegtay laba usbuuc kahor ayaa saraakiisha Butlaan sheegeen...
Fanaanka Nimcaan Hilaac oo ka mid ahaan fanaaniinta kooxda xidigaha geeska ee Hargeysa laakiin mudooyinkii u dambeeyay kaligii iska shaqaysan...
Wararka naga soo gaaray gobolka Sanaag ayaa sheegaya in jabhad taabacsan oday dhaqameedka Buurmadow inay ka soo goosteen maamulka Muuse...
Turkiga ayaa cadho ka muujiyay sida jasiirada Ayslaan ula dhaqantey xulkooda kubada cagta. Turkiga oo hire u soo faraacay Faransiiska...
Gudoomiyaha qaybta Galmudug ee gobolka Mudug ayaa ku qosley xil ka qaadis la sheegay in Xaaf baraha bulshada u soo...
Dawlada Iiraan ayaa daboolka ka qaaday hub casri ah oo ah gantaalada lidka diyaaradaha oo xataa dhulka soo dhigaya diyaaradaha...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa taabtey arimo badan oo ay ku jirto in la ogaaday in Buurmadow la baxsaday ragii...
Suldaan Dubad Qaali ayaa qarxiyay in hubkii yaalay xerada Birjeex oo aha hub ka wada dhexeeyay beelaha Somaliland in Muuse...
Raiisal wasaaraha Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magacaabay gudiiga qabanqaabada maalmaha xoriyadaee soo socda sida 26 Juun iyo 1-da...
Dastuurka Tigreegu dhigey ee dalkaasi ayaan haba yaraatee sheegin sida loo qaybsan doono kheyraadka dabiiciga ee dalkaasi oo ay ku...
Caasimada Itoobiya ayaa si qayra caadiya ciidan loogu soo baxay. Tirada dadka ku tukaday garoonka weyn ee magaalada ayaa jabisay...
Dawlada Turkiga ayaa sheegtay in ay dhamaystirtey qaybta ugu muhiimsan biyo xireen ay ka waday dooxa Xumbuli oo daad farabadan...
Waxa xalay magaalada Muqdisho dabaq ku yaala ka soo dhacay nin hurday laakiin qarway oo mooday inuu dhul hurdo. Ninkan...
Dhacdo naxdinle ayaa ka dhacdey deegaanka Fiqi-fuliye ee gobolka Sanaag halkaas oo waraabe ku cunay 3 qof. Maaha markii ugu...
Xildhibaan Cali Ibraahim Aareeye oo ku geeriyooday dalkaasi Turkiga ayaa maanrta Hargeysa lagu aasaya. Xildhibaanka oo reer Boorama ayaa dugsigiisii...
Madaxweynaha Turkiga Erduqaan ayaa ka qayb galay qayb weyna ka qaatey arooska ciyaaryahan asalkiisu Turki yahay laakiin guulo waaweyn u...