Maamulka Puntland ayaa sheegay inay burburiyeen goob argagixisadu ku lahayd deegaanka lagu magacaabo Calmadow oo ah buuraha ay ku dhuuntaan...
Hay'adda sirdoonka qaranka ee loo soo gaabiyo magaca afka qalaad ee NISA ayaa bandhigtey argagixis isa soo dhiibey oo muddo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa heshiis la galay horjooge Xaaf oo rabay inuu waqti ku darsado laakiin...
Waxaa Maanta oo Jimce ah 28-ka bisha Juun 2019 lagu soo gaba-gabeeyay Addis ababa ee caasimada Itoobiya shir ku saabsanaa...
Taariikhdii Dr Omer Cismaan Raabi uu Ku lahaa Xornimada Djibouti ee Loo Dabaal dagayo. Allaha u Naxariisto Dr Cumar Cismaan...
Waa barnaamij xiise leh oo looga hadlaayo guurka. Guurka Somalida ayaa soo maray marxalado farabadan inkastoo midka hadda uu yahay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan Magalada Cadaado ayaa maanta waxaa uu xariga ka jaray dhismaha Xerada Cusub ee...
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland si diiran loogu soo dhaweeyey Saraakiil iyo ciidan farabadan oo dhawaan ka...
Magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa ka mid ahayd magaalooyinkii laga taagay calankii Somaliyeed ee ugu horeeyay kadib markii uu...
Madaxweynaha Ciraaq ayaa sheegay in dalkiisu marnaba ogolaan doonin in xagjir Taram ka dhigto meel uu uga duulo dalka jaarka,ay...
Sucuudiga ayaa warbixin ka soo saaray xoolaha dalkiisa uga yimaada Domalita gud ahaan waxayna sheegeen in xooluhu lahaadaan summada hal...
Madaxweynaha Somaliya ayaa waraaqaha danjirenimo ka gudoomey safiiro cusub oo loo soo bedelay dslka xilli ay aad u badanayaan wadamada...
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in uu dhisayo Galmudug mideysan xilli horjoogihii maamulkaas oo maalmo kahor u qaylo...
Madaxweynaha Somaliya ayaan la sheegin inuu wefti u direy kulan ay qabanqaabinaayaan maamulka Somaliland iyo shirkado taabacsan oo ka dhacaya...
Waxa magaalada Berbera ee maamulka Somaliland laga masaafuriyay nin gaaleeyay Somali badan kadib markii uu isticmaalay khayaano iyo lacag. Ninkaan...
Sirdoonka qaranka ee afka qalaad lagu soo gaabiyo NISA ayaa soo bandhigey argagixis ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab....
Dawlada Yaman ee ay hogaamiyaan Xuutiyiinta ayaa gantaal ku garaacday garoon ay ka soo duulaan diyaaradaha Yuhuuda iyo Maraykanka ee...
Kadib muran uu keenay horjooge Xaaf oo hadda ka cararay Dhhusamareeb haddana lagu sheegay tuulada Godinlabe ayaa waxa dawladu qorsheynaysaa...
Xaaskii madaxii hore ee maamulka Somaliland Maxamed X Ibrahim Cigaal ayaa sheegtay in gurigeeda lagu gubey. Lama garan karo cida...
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa sheegaya in horjooge Xaaf oo xaalku ku xun yahay uu...
Jeneraal Maxamed Maxamuud Cumar (gacayte) oo ka tirsan maamulka Puntland kana soo jeeda tuulada Towfiiq ayaa aad u xanaaqay hadsli...
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed oo saq dhexe xalay la hadley dadka Itoobiyaanka ah ayaa sheegay in wixii ka dhacay...
Dawlada Somaliya ayaa heshiisyo cusub la gashay shirkado shisheeye oo hore qandaraas u haystey laakiin la kulmey burburkii dalka. Labada...
Haween Somali ah oo argagixisada Daacish u isticmaashay inay kordhiyaan dadka qaba fikirka gaalaynta ayaa dalbadey ina la soo gaaro....
Xagjir Taram ayaa sheegay inuu ka niqdey aargoosi uu kula kici lahaa Iiraan oo ka soo ridey diyaarad basaasa oo...
Madaxweynaha Somaliya ayaa xaqiijiyay in madaxweynaha jasiirada Kuuba la soo sameeyay xiriir muddo gaaraysa afartan sanno kadib markii Kuuba ka...
Allaha u naxariistee waxa magaalada Jigjiga loo dareeray aaska abwaan Maxamed Cabdullaahi Sangub oo dadka badankiisu jeclaayeen in Muqdisho lagu...
Fanaaniintii ugu badneyd ayaa tacsi ka direy geerida halgamaa Maxamed Cabdullahi Sangub oo daraad ku geeriyooday magaalada Addis ababa. Fanaaniinta...
Dawlada Itoobiya ayaa dhamaystirtey wado laami ah oo isku xirta magaalooyinka Diridhaba iyo Diwaale oo ah xadka Jabuuti. Labadan magaalo...
Iiraan oo aad u diyaarsan ayaa sheegtay inay dhulka soo dhigtey diyaarad ah nooca la wadin oo basaas ahayd oo...