Erduqaan ayaa sheegay inuu faafiyay sidii loo xasuuqey Jamaal Khasooqi. Madaxweynaha Turkiga oo la hadlaayay saxaafada ayaa markii ugu horeysay...
Muuse Biixi ayaa markale isku bedel ku sameeyay qaar ka mida wasiiradiisa iyo agaasimeyaasha. Maaha markii ugu horeysay ee uu...
Waxa dhamaadey shirkii gobolka Axmaarada uga socdey madaxda Somaliya, Itoobiya iyo Eriteriya waxana ka soo baxay qodobo ay ku jiraan...
Nin ayaa gabadh ka doontay Aabaheed, Aaabihii wuxuu weydiistay 100 halaad, Ninkii gabadha soo doontay xoolo iyo xandho wuxuu ka...
Ururka fadhiidka ah ee iskaashiga Islaamka ayaa markale balan u qaaday Somaliya inay ka caawiyaan la dagaalanka kooxda gaalaynta Muslimiinta...
Somalida Ustareeliya ayaa ka qayliyay nin Somali ah oo argagixiso ah oo midi shacab ku weeraray magaalada Meelban ee dalkaasi....
Tirada xasuuqii kooxda argagixisadu gaysatey ayaa sii korodhey. Nin goob joog ahaa ayaa sheegay inuu isagu qaadey 47 ruux bas...
Ciwaankani waxa uu Ibo-fur u yahay taxane dheer oo ku qotoma daraasad iftiiminaysa sida uu u arko ama waxa uu...
Wararkii ugu dambeeyay qarax kooxda gaalaynta Muslimiintu ka gaysatey Muqdisho. Ilaa sadex qarax oo kooxdu u adeegsatey gawaadhi sidii caadiga...
Xamuul badeeco u sida Koofurta dalka kana soo raray dekedda Muqdisho ayaa ku xaniban Afgooye. Wadayaasha gawaadhidan xamuulka ah ee...
Shirkada diyaaradaha Itoobiya ayaa markii ugu horeysay muddo dheer Muqdisho ka degtay. Waxa shirkadan ugu dambeysay Muqdisho muddo laga joogo...
Muxuu daaran yahay kulanka madaxweyne Farmaajo la qaadanayo Cabi Axmed iyo Afwerki oo maanta ka dhacaya caasimada gobolka Axmaarada ee...
Mursal Muuse ayaa hees dardaarana soo saaray lana baxdey RASMI. Rajo uunbaan ku noolee run miyaanad ii hayn. Rasmi u...
Dawlada Jabuuti xaq bay u leedahay inay Muuse Biixi kala noqoto baasaboorkeeda. Siyaasi Cali Faarax Cabdilahi ayaa taabtey wararka sheegaya...
Argagixisada gaalaynta Muslimiinta ayaa qarax ku xasuuqdey xildhibaan iyo dirawalkiisa magaalada Muqdisho gaar ahaan meel aan ka fogeyn beerta nabada...
Nin Oromo ah ayaa sheegay in Oromadu Somaliya iman jireen ilaa 1954 uuna ka xunyahay dad waxma garata ah oo...
Beeraleyda ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya cuduro iyo cayayaan waxyeello u geystey Beerahooda. Ma jirto...
Minnesota’s first Somali-American state representative has again made history: She is now the country’s first Somali-American elected to Congress. State...
Wasiirka difaaca Turkiga ayaa booqdey xero ay ku leeyihiin Muqdisho. Waxa wasiirka wehelinaayay dhigisa Somaliya iyo waliba taliyaha ciidanka qaranka...
Caruur qaar walaal yihiin ayaa ku dhintey deegaanka Mareer ee gobolka Mudug. Deegaanka Mareer oo qiyaastii degmada Jariiban u jira...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo madaxweynihii ku meelgaarka ahaa ee Somaliya Sheekh Shariif ayaa xariga ka wada jaray Bangi...
Ciwaankani waxa uu Ibo-fur u yahay taxane dheer oo ku qotoma daraasad iftiiminaysa sida uu u arko ama waxa uu...
Burbur ku yimi horjoogeyaal dibedda laga taageero oo diidanaa horusocodka dawlada. Mid ka mida horjoogeyaashaas oo ahaa Shariif Xasan ayaa...
Shariif Xasan ayaa guuldaro awgeed iskaga tanaasuley musharaxnimadii Koofur Galbeed. Shariif Xasan ayaa la sheegay in Imaaraadkii iyo Sucuudigii keeni...
Siyaasi Siciid Cartan ayaa ka deyriyay saldhiga Imaaraadku ka furanayso Berbera. Saldhigan horaa loo sheegay khatarta uu nagu leeyahay bal...
Maayerka Boorama Saleebaan Xasan Xaddi (caseeye) ayaa soo bandhigey miisaaniyada degmada. Maayerka oo jujuub lagu geeyay booskan uu degmada hore...
Sharciga caruurta oo la sheegayo inuu la mid yahay kii kufsiga ayaa loo gudbinayaa wasiirada maamulka Muuse Biixi ee Somaliland...
Kulankii maanta ee barlamaanka Somaliya ayaa baaqdey. Waxaad is waydiin kartaa maxa markasta baajiya kulanada barlamaanka ayaa barlamaanku yahay goobihii...
Ilhaan Cumar ayaa guulweyn u soo hoysay sumcada Somalida Maraykanka kadib markii si raaxo leh u ugu guulaysatey kursiga xisbigeeda...
Trump ayaa ka murugoodey maamulka farahiisa ka baxay kadib doorashadii shalay oo xisbiga dimoqraadiga ku guulaysteen aqlabiyada aqalka hoose ee...