Nin qurbaha ka yimi oo gabadh loo dhisey Muqdisho ku diley. Gabadha ninkaan diley ayaa lagu magacaabi jirey Madiino Taajir...
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa booqdey xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo xalay gaari uu saarnaa ay loo dhigey miino...
Argagixis galaaftey nolosha Muslimiin badan oo Somali ah ayaa gacanta lagu dhigey. Ninkan ayaa xilliga la qabtey gacanta kula jirey...
Horjoogihii Galmudug Xaaf ayaa mooshin kursiga looga tuurey. Xaaf ayaa marhore xukunka laga tuurey markana waa markii labaad ee xildhibaanadu...
Hundreds of thousands of people have gathered in Ethiopia’s capital to welcome leaders of the Oromo Liberation Front (OLF), the...
A big U.S. meatpacker has agreed to pay $1.5 million to 138 Somali-American Muslim workers who were fired from their...
Kaluumaysatada Saylac ayaa calaacal u direy Muuse Biixi kadib markii badda Saylac la keenay Siirilanka iyo Hindi xaalufiya. Hindidan iyo...
Maamulka waxbarashada Somaliland ayaa sheegay natiijada imtixaanaadka dugsiyada sare iyo kuwa dhexe. Ardeyda Somaliland ayaa loo dhigaa manaahiij aan ka...
Nabadsugida qaranka ee magaalada Kismaayo ayaa qabtey nin argagixiso ah oo dharka dumarka xiran. War kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay...
Argagixiso oo uu ku dhacay xukun maxkamad. Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dawladda Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday 5 ka...
Horjoogeyaashii ku fashilmey shirkii Kismaayo ayaa shuruud la filaayay keenay. Warqad ay war ku soo qoreen ayaa shanta horjooge ee...
Laba gabdhood oo walaalo ah ayaa Puntland ugu dhintey gudniin lagula kacay jirkooda. Labadaan gabdhood oo da'dooda lagu kala sheegay...
Markuu buuxsamay tareenkii ka soo baxayay Faransiiska una socday Ingriiska, si lama filaan ah waxaan ag fariistay naag Faransiis ah...
Aduunyooy xaalkaa ba' ma Abu Mansuurbaa maantana musharax ah. Waxaan aad uga fikiray in Abuu Mansuur “Heeso looqaadayo” musharraxnimadiisa loogu ololeeynayo....
Sirdoon qaldan ayaa lagu weeraray gurigii madaxweynihii hore ee Somaliya Aadan Cadde oo geeriyooday sanadii 2007. Guriga madaxweynaha ayaa waxa...
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka qayliyay wasiiradiisa oo saxiixaya heshiisyo caalamiya oo ayna aqoon u layn waxa ka...
Faadumo Siciid ayaa qarxisay in maamulka Somaliland ee Muuse Biixi uu hadda go'doon ku jiro oo sheekadii ictiraafku hog dheer...
Dhoolatuskii ugu xooganaa ee dhinaca hubka oo Ruushka hormood ka ahaa Shiinuhuna kala qayb galay ayaa madaxweyne Putin. Waa dhoolatuskii...
Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa si cad u sheegay in Isaaq kuraas bixinayn ee doorashada lagu galo sida hadda ay tahay....
Gudoomiyihii golaha maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa xilka laga tuurey kadib mooshin cod loogu qaaday Dhuusamareeb ayaa afhayeenka ay...
Wasiir Dr C/raxmaan Bayle ayaa ka hadley kulan uu la qaatey bangiga adduunka. Kulanka oo looga hadlay sidii loo caawin lahaa...
Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya boqor Aadan Maxamud Aadan iyo boqorada Hibo Cumar C/llaahi (Hibo nuura) oo meherkoodu ka...
Muuse Biixi oo lagu eedeeyay inuu yahay hogaamiyaha qabyaalada maamulka Somaliland oo laba jufo si qarsoodiya ugu heshiiyeen inay qabiilada...
Madaxweynaha Somaliya ayaa Addis ababa ku sugan halkaas oo ay isku arkeen madaxa ku meelgaarka ee dawlada goboleedka Somalida Mustafe...
Jahwareer ka jirta maamulka Galmudug. Kulanka mooshinka lagu soo gudbiyey waxaa guddoominayey guddoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka Galmudug Xareed...
Puntland ayaa dil ku ridey laba nin. Xukunka dilka ah ayaa ka dhacay magaalada Qardho. Maxkamad ciidan oo ku taallo...
Imaaraadka ayaa markale dhirbaaxo kala kulmey Jabuuti. Madaxtooyada Djibouti ayaa sheegtay in si toos ah loo qarameeyay Saamiga imaaraadku ku lahaa...
Itoobiya iyo Eriteriya ayaa qaaday xanibaadii ugu dambeysay ee u dhaxaysay labadooda dal. Tan ayaa imaanaysa furfurnaanta uu la yimi...
Amniga xarumaha degmooyinka oo la adkeeyay kafib markii kooxda gaalaynta Muslimiinta ay xasuuqyo ba'an ka gaysatey labausbuuc oo isku xiga....
Hooyada dhashay Cabdi Iley ayaa sheegtay in xabsiga lagu garaacay oo ay arkeen iyada iyo xaaskiisa. Waxase dad badan iswaydiinayaan...