Askari kale oo dil u gaystey mooto bajaajle markana Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen kahor inta aanu falka dhicin inay...
Madaxweyne Farmaajo iyo weftiga uu hogaaminayo ayaa gaaray Shiinaha halkaas oo uu ka furmayo shirka Afrika iyo Shiinaha. Shirka oo...
Beesha Makayl ee Samaroon ayaa ka qaylidey dhul loo sheegay inayna lahayn. Dhulkan oo ah dhul beereed ayaa beesha Makayl...
Isbitaal ku yaala Muqdisho ayaa dadku ku shaqeeyaan halku-dhiga madaxweynaha ee ah is-xilqaan ama isku -tasho. Isbitaalkan oo aad u...
Cabdi Iley ayaa maanta ka soo muuqdey maxkamad ku taal Addis ababa. Madaxii hore ee ismaamulka Somalida ayaa laga qabtey...
Ugaaska guud ee Samaroon ayaa Addis ababa lagu oo dhaweeyay. Ugaas C/rashiid oo in muddo ah ka maqnaa gobolka ayaa...
Marka oo la geeyay ciidan booliisa iyo gudoomiye ka waramay xaalka magaalada. Ciidamada Millatariga Soomaaliya oo bartamihii bishan la wareegay magaalada...
Garoowe oo uu ka dhacay tartanka gudoomiyaha degmada. Musharaxiinta kala ah Axmed Bare Siciid Muuse iyo Maxamed Abshir Jaamac Bakuuke ayaa...
Gudoomiye Axmed Shide ayaa beeniyay warar Jigjiga laysla dhexmarayo. Gudoomiyaha xisbiga talada haya ee Somali galbeed ayaa ka hadley kadib...
Madaxa ismaamulka Somali galbeed ayaa isbedelo ku dhawaaqay. Mustafe Muxumed Cumar ayaa isbedelo dhinaca ah ku dhawaaqay kadib isbedelkii ka...
Muuse Biixi ayaa soo saaray cashuur dhaafyo uu ka hirgelinayo maamulka. Cashuuraha ayaa inta badan laga qaadaa ganacsatada qaar halka...
Dawlada Somaliya ayaa ka warantey halkey marayso soo daabacaada lacagta Somaliga. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Shir...
Jigjiga ayaa maanta layskugu soo baxay banaanbax muddo kadib markii magaalada ay bililiqaysteen tageerayaashii Cabdi Iley oo hadda lagu hubsadey...
Axmed Madoobe ayaa banaanbax ka qaban qaabiyay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose. Afmadow ayaa waxa deganaan jirey qaxootigii Somaliyeed...
Saylada xoolaha Boorama ayaa noqotey meel lacag laga gurto oo aan waxba lagu soo celin. Ganacsatada ayaa been loogu sheegay...
Madaxa ku meelgaarka ah ee Somali Galbeed Mustafe Cagjar ayaa raaligelin ka bixiyay sida Cabdi Iley kooxdiisu ugu tumatey huteel...
Cabdi Iley ayaa ugu dambeyn lagu hubsadey jeel. Wararka ka imaanaya Itoobiya ayaa cadeeyay in Cabdi Iley oo lagu haysto...
Wakiilka Muuse Biixi ayaa qaba in Hargeysa uu jooga Cabi Axmed walaalkii. Muuse Biixi ayaa dhowr mar ku hungoobey inuu...
Markaan caafimaadka baranaayay gudniin kuma jirin waa hadalka dhakhtarad Jarmala oo hadda daawaysa haweenka Somalida iyo kuwa kalaba ee jirkooda...
Askari mooto Hindiile diley ayaa gacanta lagu dhigey magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan iyo waxa dilka keenay. Dad aad u...
Akhriso liiska xisbiyada laga diiwaan geliyay dalka doorashada soo socota. Ayadoo la filayo in doorasho ka dacdo dalka sanada 2020...
Qaxootiga Yamaniinta ee Puntland ayaa banaanbax kahor dhigey xarunta Qaramada midoobey ama hay'adda qaxootiyada ee boqolaalka kun ku soo qaadatey...
Qiso xanuun badan oo askartii Cabdi Iley mariyeen hooyo umula. Hooyada oo sidey sheegtay deganayd deegaanka Nogob ee dawlada Somalida...
Gudoomiyaha xisbiga Somali galbeed ee Itoobiya iyo weftigiisa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Jigjiga. Waa markii ugu horeysay ee...
Ethiopia’s prime minister said on Saturday an election due for 2020 would be free and should not be delayed by...
Haweenay booliis ah ayaa lagu taxay darajada sareeye guuto. Saakiya Xuseen ayaa shaqadeeda aad loo amaanay waxayna ku mutaysatey hawlkarnimo...
Cabi Axmed ayaa sheegay in arinta Cabdi Ilay ay u taalo maxkamada. Raiisal wasaaraha Itoobiya oo wax laga weydiiyay waxa...
Gudoomiyaha Jaaliyada Somali Galbeed ee gobolka Awdal ayaa si xoriyada uga hadley xaalka ay ku sugan yihiin shaqaaqadii ka dhacdey...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa jawaab siiyay Prof Mixile oo reer Awdala oo yiri Muuse Biixi wuu qadiyay reer Awdal...
Laba ka mida kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab ayaa gacanta lagu dhigey magaalasa Muqdisho gaar ahaan xafada Wadajir. Labadaan dhiigyacab...