Muuse Biix Somalinimada ha aamino dibna ha uga noqdo Sool waa hadalkii musharax jeneraal Morgan oo ka Hadley dagaalka Muuse...
Maxaa ka soo baxay shirkii beelaha Garxajis (ISAAQ) ee socdey maalmahan. Shirkan ayaa oday dhaqameedyada beeshu iclaamiyeen muddo hore waxana...
Prof Axmed Samatar oo reer abtiyaashii (ISAAQ) ku qarxiyay waad ku sarkhaateen 18 May hana sheeganine safiiraa wadamo idiin jooga...
Madaxweyne Farmaajo ayaa soo dhaweyn u sameeyay wefdi ka socda Jabuuti oo yimi maalinta xoriyada. Wafdiga ka socday dalka Jabuuti ee...
Puntland ayaa ciidamo horleh keentay Tukaraq iyo xabad teelteela oo la maqlayo. Waxa welli jirta xaalad kacsanaana kadib markii Muuse...
Maamulka Muuse Biixi ayaa ku kacay arin dad badan ka yaabsiisay. Maamulkan Muuse oo ay haysato aqoon la'aan badan ayaa...
Aabo miskiina oo laba caruura kaga dhimatey hoobiye argagixisadu soo ridey isla markaana xaaskiisa iyo ilmo kalana dhaawac yihiin ayaa...
Madaxweyne Farmaajo oo hadal u jeediyay kumanaan daka reer Muqdisho ah oo isugu yimi garoonka kubada cagta ee Banaadir maalinta...
Trump ayaa amrey Sucuudiga inuu kordhiyo saliida maalinlaha ee uu soo saaro si ay u kaafido cunaqabatayna uu saarayo Iiraan...
Suldaan Wabar soo rogaal celi maxaase laga filan karaa kacdoonkiisa. Waxaa maalin dhaweyd sii deynayn hadalkii ugu dambeeyay ee Suldaan...
Maxaa u dambeeyay xasuuqa argagixisadu ka wado Muqdisho iyo agagaarkeeda. Bishii ina dhaaftey ee Ramadaan dilka argagixisadu u gaysatey muslimiinta...
Odayaal Maxamed Case (Samaroon) ayaa ka qayliyay Ciise dhul ku haysta deegaan ka tirsan Lughaya. Odayaashan ayaa sheegay in Ciise...
Faransiiska ayaa garaacay Arjentiina oo qaybtii dambe ee ciyaarta daashay. Xulkan Arjentiina ayaa ahaa kii ugu leetey waxana la arkey...
Itoobiya ayaa fasirtey hadalkii Abiy Axmed ee ku aadanaa Somaliya. Hadalkan ku saabsanaa dhaqaalaha ayaa mucaaradka dawladnimada ay ka dhigeen...
Faahfaahin ka soo baxaysa qarax argagixisadu la eegatey gaari gudoomiyaha Shabeelaha hoose saarnaa oo maraya meel ka mida gobolka. Gudoomiyaha...
Maamulka Somaliland goboladiisa ayaa loo fadhiistey imtixaanaadka dugsiyada sare iyo kuwa dhexe. Ardayda ayaan la garanayn waxa loo dhigo ayadoo...
Argagixisada ayaa goysay buundi dadka iyo gaadiidku mari jireen oo ku taalay Qoryooley. Buundadan ayaa argagixisadu shalay jartey kana dhintey...
Ceelasha shidaalka ee dhulka ismaamulka Somalida ayaa xariga laga jaray. Itoobiya oo qandaraas ku siisay shirkad Shiine ayaa ku guulaysatey...
Dadka indhaha naafada ka ah ee Boorama ku nool ayaa war iska soo saaray. Dadkan ayaa ka waramay nolosha ay...
Argagixiso soo goosatey ayaa la soo bandhigey. Nabad sugidda Maamulka Axmed Madoobe ee Jubba ayaa magaalada Kismaayo ku soo bandhigey 12...
Xaalada Weriye Farxiye Mire ayaa laga waramay. Weriye Farxiya Mire oo ka howlgasha warbaahinta dowladda ayaa Nin Bistoolad ku hubaysan...
Ururka dadkiisa laaya ee ONLF ayaa ka hadlay nin Somali Itoobiyaana oo lagu magacaabo Qalbidhagax. Ninkan oo lagu bahdilayay dawlada...
Imtixaanaadka Somaliland ee dugsiyada sare iyo dhexe ayaa war laga soo saaray. Waxa dhawaan loo fadhiisanayaa imtixaanadaas ayadoo tayada dugsiyada...
Faahfaahin gabar weriye ah oo argagixisadu ku dhaawacdey Muqdisho. Gabadhan oo u shaqaysa warbaahinta dawlada Somaliya ayaa la sheegay in...
Imaaraati la kulmey suldaanka Daarood Burhaan xilli muran ka taagan yahay maamulida dekedda Boosaaso oo la sheegay inay ku jirto...
Suldaan Wabar ayaa soo direy fariin uu ka naxay Muuse Biixi sheegayna inuu ku maqnaa hawl, asagoo dhinaca kale sheegay...
Haweenay isku tuurtey webiga Shabeelle ee mara Balcad. Haweenaydan oo lagu magacaabi jirey Maryan Xaaji Abuukar Sh. Axmed Ziyaar ayaa...
Hay'ada xasaradaha aduunka ayaa ka digtey dagaal markale ka qarxa Sool. Dagaalka u dhexeeya maamulada Puntland iyo Muuse Biixi ayaa...
Jarmalka oo la garaacay lagana reebay koobka aduunka. Koofurta Kuuriya oo iyagu haray ayaa si qurux badan u garaacay Jarmalka...
AC Milan oo ciyaaraha laga mamnuucayo hal sano. Kooxdan Talyaaniga ah ee caanka ah ayaa lagu helay is daba marin...