Samaroonka Itoobiya waxaan leehay qabiilo idinka yar ayaa idin xukuma. Waxana idiinku wacan idinkoo ka maqan siyaasada Jigjiga taala iskuna...
Cadaani ayaa ka qayliyay madaxweynaha qurba jooga Somaliland Mustafe Martin. Wefdi uu hogaamiyo Mustafe Martin ayaa lagu soo dhaweeyay Puntland...
Itoobiya iyo Eritariya ayaa dib u bilaabaya xiriir cusub. Booqasho uu wasiirka arimaha dibedda Eritariya Cusman Saalax ku tagey Itoobiya...
Muuse Biixi ayaa sheegay waxa ka soo baxaya shirka beelaha Garxajis (ISAAQ) ee dhawaan furmey. Muuse Biixi ayaa yiri afar...
Puntland ayaa bilowdey qorshe ay kaga hortageyso tahriibeyaasha Oromada ah. Bilihii la soo dhaafay ayaa waxa sii kordhey tirada Oromada...
Maxaa ka jira wararka sheegaya inuu geeriyooday argagixiskii ugu weynaa Somaliya. Kooxda galaynta Muslimiinta ee shabaab ayaa beenisay inuu dhintey...
Calanka Hargeysa ka taagan waa calan beeleed waa siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo dul istaagey maalinta xoriyada ee 26ka Juun...
Cabdiwelli Gas ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay wadajirka ummada Somaliyeed. Mar uu ka hadlayay maalinta weyn ee 26 Juun ayuu...
Puntland ayaa soo kordhisay ciidanka ku soo wajahan Sool si ay uga faramaroojaan maamulka Somaliland oo ay taageersan yihiin Dhulbahante...
Dhacdada haweenay Somaliyeed oo wadada ku umushey. Dhacdadan ayaa ka dhacdey Muqdisho gaar ahaan mel aan ka fogeyn isbitaal Banaadir....
Muuse Biixi ayaa ka faaiideystay hadalkii maamul goboleedyada ee deeqaha. Maamul goboleedyada ayaa sheegay inay taageereen go'aan dawladu soo saartey...
Madaxweyne Farmaajo ayaa dhagax dhigey taalada daljirka dahsoon maalinta weyn ee la eryay Ingiriiska ee 26 Juun. Madaxweynaha ayaa marka uu...
Wasiir ka tirsan Kiiniya ayaa qarxisay in qarash loo waayay derbiga ay rabaan in ay ka dhisaan xuduud beenaadka u...
Xoriyada aan maanta haysano dhayal laguma bixin waa hadalkii madaxweyne Farmaajo ka jeediyay calan saarka maalinta weyn ee 26 Juun...
Qaab cusub oo loo saaray calan saarka xaflada xoriyada 26 Juun oo caawa ka dhacdey caasimada Muqdisho iyo dhamaan gobolada...
Diyaargarowga beri ee maalmaha xoriyada ayaa Muqdisho laga bilaabmey. Caawa oo ah 26 Juun ayaa ahaan jirtey maalin ku weyn...
Muuse Biixi ayaa weli ku doodaya inuu ka maqan yahay dhul Ingiriis dhaxal u siiyay. Muuse oo weerar cusub ku...
Siyaasiyada xisbiga Wadani Faadumo Siciid ayaa ka deyrisay beenta Muuse Biixi weli u sheegayo shacabka sheegtayna in hawada lala wareegay...
C/raxmaan Ciro ayaa qeexay wuxuu ka filayo shirka beeshiisa Garxajis (ISAAQ). Shirkan ayaa u muuqda midayna ka soo baxayn waxa...
Sida ay xaqiijeen masuuliyiinta degmada Warshiikh oo Muqdisho u dhow ayaa sheegay in duleedka deegaan ka mida lagu diley shan...
Raawa Altaweli weli ma rumeysna inay Sucuudiga gaari ku kaxaynayso. Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa farxada haweenay xaasley ah oo...
This war was initiated as a ‘proxy’ war to be fought by their Gulf underlings, but defeats and setbacks have...
Erdogan ayaa ku guulaystay doorashada madaxweyne ee dalkaasi ka dhacdey maanta ayadoo dad aad u farabadan u soo baxeen inay...
Raisal wasaaraha (RW) Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa booqdey dadkii ku dhaawacay qaraxii isku soo baxa nabada Itoobiya ee ka...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadley laanta hawada Somaliya oo hadda si toosa looga maamulo caasimada Muqdisho inta aanu...
Taliyaha ciidanka Muuse Biixi ayaa si toosa ula hadley madaxweyne ku xigeenka Puntland. Nuux Taani ayaa u sheegay Camey in...
Shirkii beelaha Garxajis (ISAAQ) ayaa ka furmey Saaxil halkaas oo cuqaasha beeshu ka soo wada qaybgaleen. Suldaanka Faysal Waraabe oo...
Laba haweena ayaa xalay lagu diley Gaalkacayo. Sida ay ku warameen dad ka ag dhawaa goobta haweenkan ehelka lagu diley...
Turkiga ayaa u dareeray doorashada madaxweyne iyo ta barlamaanka. Doorashadan ayaa imaanaysa ayadoo laga guurayo jagada waqti lumiska ee raiisal...
Xildhibaan Mareykan ah oo cunsuri ah hadana u nasteexeeyay Somalida ka shaqaysa hilibka doofaarka. Ninkan oo lagu magacaabo Steve King...