Fresh off her week-old prestigious Peabody award win for her documentary on the practice of female genital mutilation (FGM) in...
The 23 students, enrolled at the Islamic University in Uganda which was set up in 1988 to serve largely English-speaking...
Xasuuq foolxun ayaa argagixisadu ka fulisay Muqdisho. Argagixisada ayaa gabadh ku dishey suuqa bakaaraha halkaas oo kadibna ay goobta ka...
Ciyaartoydii Somaliyeed ee sharafta u soo hooyay qaranka ayaa si aada loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho. Raiisal wasaare Xasan Cali...
Galmudug ayaa sheegtay in dib loogu noqonayo heshiiskii Ahlusuna. Ku xigeenka Xaaf ayaa sheegay in heshiisyo aan la fulin oo...
Cuqaasha reer Nuur (Samaroon) ayaa ka qayliyay beero reer Nuurku leeyihiin oo Muuse Biixi hoos u siinayo jufadiisa. Dhulkan Muuse...
Dhacdo naxdinleh ayaa ka dhacdey Hargeysa iyo daad qoys qaadey. Qoyskan oo muddo aan badneyd deganaa goobtan daadku ku qaadey...
Wado reer Awdal ka qayliyeen ayaa heshay qalab cusub. Wadadan oo ay dhisayaan rag ku hamiya inay Hargeysa xeeb u...
Agaasimaha madaxtooyada Somaliland ayaa digniin hoose u direy Muuse Biixi kuna wajahan saldhiga Imaaraadku ka rabo Berbera. Maxamed Cali ayaa...
Tartanka afhayeenka barlamaanka Somaliya ayaa lagu kala baxay ayadoo tartanku bilaabmey saaka. Waxaka tanaasulay dhowr mudanayal oo jhelay codad yar....
Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Beledweyne oo daadad aafeeyeen. Madaxweyne Farmaajo ayaa ujeedka safarkiisa ee Baladweyne waxa uu ka dambeeyey kadib markii...
C/raxmaan Ciro ayaa qarxiyay waxa Muuse Biixi u xirey Buurmadow. Ciro ayaa shaaca ka qaaday in Muuse Biixi iyo Buurmadow...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa ka hadley halka ay marayaan mideynta cashuuraha dalka. Wasiirka maaliyada oo saxaafada kula Muqdisho ayaa sheegay...
Raiisal Wasaare xigeenka Somaliya Maxamuud Guuleed Khadar ayaa u ambabaxay Burundi iyo ciyaar muhiima oo dhacaysa. Xulka Somaliya ayaa galabta...
Way naga go'antahay midnimada iyo dawladnimada Somaliyeed waxa hadalkaas markale sheegay wasiiru dawlaha Imaaraadka Carabta Anwar Gargosh oo fariin soo...
Qasaaraha ka dhashay fatahaadii webiga Shabeelle ee Beledweyne ayaa sii korodhey. Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya fatahaada webiga ee...
ciIntii Muuse Biixi ku wareegay kursiga Kulmiye sixir bararkuna waa la sii kordhey. Gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa qarxiyay in Muuse...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la filaya inuu ka qaybgalo ciyaarta xulka Somaliya iyo Tansaniya ee dhalinta 17 jirka ah. Xulka Somaliya...
Wararka naga soo gaarayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay ku shahiideen sadex ruux oo...
Argagixisada oo gaari ku qarxisay Muqdisho iyo qasaaraha jira. Gaarigan la qarxiyay ayaa waxa la sheegay inuu lahaa wiil dhalinyaro...
Saraakiil Suudaan u soo tababartey Somaliya ayaa shahaadooyin lagu siiyay dalkaasi una soo jeeda dalka. Tababarka dadka la siinayay ayaa...
Inta badan xaafadaha magaalada Beledweyne oo laga barakacay. Qaxan ayaa yimi ayadoo roobab xoog u da'ay ay keeneen in webiga...
Ingiriiska ayaa tartan adag kula jira Qadar iyo Turkiga gawaadhina Hargeysa keenay. Siyaasada Ingiriiska ayaa ah in uu labada dhinacba...
Maamulka Muuse Biixi ayaa beeniyay in taliyaha socdaalka Somaliya Lowyacado yimi. Masuul u Hadley Muuse Biixi ayaa sheegay inuu warkaasi...
Buurmadow ayaa markale jeelka lagu celiyay kadib markii Muuse Biixi markiiba u ogolaadey damiin. Buurmadow ayaa lagu qarinayaa Niciima Qorane...
Askari xaaskiisa diley ayaa maxkamad lagu saarayaa Kismaayo. Askarigan oo ka tirsan ciidanka maamulka Axmed Madoobe ayaa la soo qabtey...
Hubkii lagala baxay xeradii Imaaraadka ayaa lagu iibsanayaa suuqyada Muqdisho. Hubkaan oo askartii la baxdey iyaguna la maqan yihiin ayaa...
Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo rogey. Baro lagu nagaadiyo bilic waad u sidataa. Waa dhul barwaaqo buuro...
Siyaasiga Faarax Macalin ayaa kabaha la dulmaray madaxda maamul goboleedyada ee inta badan looga yeero Imaaraadka ayagoo lagu tuhmo in...
Orod loo qabtey wiilal wax ka dhigta 31 dugsi oo ku yala Boorama. Wasaarada waxbarashada Boorama ayaa sheegtay in tahriibta...