Wax ka arag ciidanka Maraykanka ee dhinaca is gaarsiinta ka caawiya dawlada iyo Amisom xilli ay la dagaalamayaan argagixiso jabtey...
Bangiga aduunka ayaa xilli dhaqaalaha Somaliya kordheyo bilaabey arin siyaasadeysan oo lagu soo jiidanayo shaqaalaha dawlada Somaliya ee Muqdisho u badan....
Argagixisada shabaab ayaa dad ku nool Jalalaqsi nolosha ku cadaabaya. Ibraahim Madoobe Nuur Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasada degmada Jalalaqsi ayaa...
Siyaasiga ka hadhay saaxada siyaasada ee Jamaal Cali Xuseen ayaa si weyda loogu soo dhaweeyay Hargeysa. Jamaal ayaa waxa daaqada ka...
Shacabka xaafad ka tirsan Hargeysa ayaa ka gariirsan sun halkaas taala oo ay ka baqayaan in ay waxyeelo ka soo gaarto....
C/welli Gaas ayaa kulan la qaatey wasiiradii la eryay. Kulanka uu Madaxweyne Gaas la qaatay Wasiirada wuxuu ahaa mid laga soo horumariyey...
Prof Axmed Samatar ayaa ka naxay sida Jabuuti u xaalufisay gobolka Awdal wuxuuna yiri waa dagaal caadiya oo gobolkan lagula...
Lamaane la waayay 75 sano kahor oo barafku soo tufey ayaa laga helay buuraha loo yaqaan Alps ee ku yaala...
Talyaaniga ayaa soo saaray war soo galootiga la xiriira oo ka qaylisiiyay Yurubta kale. Talyaaniga ayaa waxa sanadkan soo galay dad...
Maraykanka ayaa xaqiiqda isku sheegay warna ka soo saaray gantaalihii Woqooyiga Kuuriya ay tijaabisey 4-tii Luulyo kaas oo toos u garaacaya...
Siilaanyo ayaa Hargeysa ka qaatey kaadhka codbixinta lana hadlin saxaafada halka uu saxaafada la hadlay gacanyarehiisa Maxamuud Xaashi oo isagu gacanta...
Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay dhalinyaro lagu diley Hargeysa shalay. Dhalinyartan ayaan la garanayn sababta loo diley waxana cadhaysan dadkii ay...
Nuxurka qudbad uu Muuse Biixi u jeediyay dadka degmada Sheekh xilli uu isku dayayo in uu soo jiido dadka degan...
Yaa ka dambeeyay ridida golihii wasiirada ee Puntland. Qorshahan ayaa ahaa mid socday in ka badan Lix bil balse kasoo...
Golihii wasiirada ee Puntland ayaa kalsoonidii lagala noqdey. Talaabadan ayaa fursad siinaysa C/welli Gaas in uu soo xusho gole wasiir oo...
Heestii ugu shidneyd munaasibada magaalooyinka Boorama iyo Henley oo lagu qabtey magaalada Henley ee Ingiriiska halkaas oo reer Boorama iyo...
Muuse Biixi ayaa laga dalbadey in uu celiyo guryaha uu boobey ee Hargeysa ku yaala. Anaga hanoo mujaahideyn ee soo...
Gaalkacayo ayaa yeelanaysa ciidan isku dhafan oo ilaaliya amniga kadib heshiis la dhex dhigey labada jufo ee isku dilaya magaalada...
Barnaamijkii xiisaha lahaa ee dhabka hadal oo uu daadihiyo suxufi Faysal Abroone ayaa doorkan lagu lafogurayaa siyaasiga reer Kiiniya ee...
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa si cad daboolka uga qaaday Madaxweyne Siilaanyo inuu xanuun-sanaayo, sidoo kale, waxa uu...
Beelaha reer Nuur (Samaroon) ayaa cadaalad xumo lagula kacay xaga kuwa Isaaqna la sii daayay. Shir jaraaid oo beelahani reer Nuur...
Halkuu ku dambeeyay markabkii jirifka ahaa ee gooyay xariga internetka badda Somaliya. Dowladda Soomaaliya waxaa ay horay u sheegtay in...
Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey internetka oo fashil ka dhacay kadib markii uu maqnaa 23 cisho taas oo ku...
Wariye 14 maalmood u xirnaa C/welli Gaas ayaa xog badan bixiyay waxa lagu haysto. Ciidamo uu watay Muxiyadiin Gacamey ayaa i...
Siilaanyo oo markale u socda Jarmalka asagoo maalin djhaweyd ka soo noqdey Imaaraadka halkaas oo uu u joogey xaalad caafimaad....
Sirdoonka Ciraaq ayaa war ka soo saaray halka uu ku sugan yahay argagixisaha weyn ee Daacish waa ninka la baxay Abubakar...
Dadweyne ku nool buurta Naasahablood ee Hargeysa ayaa maamulka Somaliland ee gabey fariin u direy. Dadkan ayaa tirsadey dhibaatooyin farobadan sheegayna in...
Xildhibaan Xidig ayaa tilmaamey sida ugu fiican ee ciidan qaran lagu dhisi karo waa haddii daacad laga yahay. Wuxuu iswaydiiyay yaa...
Maydka wiil yar ayaa la geeyay xarunta dambi baadhista ee magaalada Muqdisho. Xasan Duulane Xersi Taliyaha Saldhiga Degmada Xamar weyne ayaa...
Madaxweyne Erdogan ayaa u mahadceliyay dadkii badbaadiyay xukunkiisa oo xalay oo kale sanadkii hore laysku dayay in talada dalkaasi lagala wareego....