Raiisal wasaarihii Bakistaan Nawaaz Shariif ayaa musuq lagu helay jagadiina laga eryay kadib dhegeysi maxkamadeed oo ka dhacdedy Islamabaad. Waxa aad...
Axmed Madoobe ayaa go'aan ka soo saaray maxkamada laashey kuraas sideeda. Maamulka Jubba oo arrintan ka soo saartay war-saxaafadeed ayaa waxa ay...
Faarax Macalin ayaa ka xanaaqay xoriyada iyo kaftanka telefishanka Universal dacwadna gudbinaya sida uu waraysi ku bixiyay. Faarax Macalin ayaa ka...
Sidee loo soo gunaanadey bandhigii buugaagta ee Hargeysa. Bandhiga ayaa Hargeysa lagu qabtaa sanad kasta waxana ka soo qayb gala...
Oday Ciise ah ayaa ka calaacalay sheekadii binu Axmed ee ISAAQU u sheegay xilligii burburka sheegayna in ay cidla taagan...
Faransiiska ayaa xero qoxooti ka dhisaya dalka burburey ee Liibiya oo ay Yurub ka soo galaan kumanaan dhaqaale doon ah oo...
Gudoomiyaha jaaliyada Holland ee Awdal ayaa ka waramey wuxuu Awdal ku soo arkey oo inta badan uu qariyay waxyaabaha qaar sida...
Beesha Ciise ayaa ka hadlay lixda goobood ee Lughaya ee u daldalan Muuse Biixi beeshiisa. Kana soo saaray qaylo dhaan xilli...
Beesha Makayl-dheere (Samaroon) ayaa beenisay inay xisbiga Kulmiye ku biireen kadib markii qaar ka mida iyaga sheegeen in ay Muuse Biixi ku...
Taliska asluubta Burco ayaa soo bandhigey nin ay garan waayeen haybtiisa. Ninkan ayaa lagu hayaa xabsiga waana waxanu u muuqdaa in...
Warbixin fashilisey wadadii Ceerigaabo oo istaagtey iyo qaylada shaqaalaha oo u muuqda in ay bilaa mishahar yihiin. Wadadan ayaa lagu...
Faysal Waraabe ayaa si qaawan u weeraray madaxweynaha dadkiisa wax taray ee ismaamulka Somalilda Itoobiya mudane Cabdi Maxamuud Cumar. Maxamed Yuusuf...
Barnaamijka kulanka shaqaalaha iyo RW Kheyre iyo wixii la is dhaafsadey. RW Kheyre ayaa sameeyay balan qaadyo xilli shaqaaluhu helaan...
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay ciidankii shalay sida qaldan isku rasaaseeyay. Waxay askartu isla dileen sadex ayadoo masuuliyiinta dawladu tilmaamey in...
Barnaamijka qubanaha ioo xiise leh iyo xaafad Siilaanyo la jaara oo aad ka naxayso. Hooyo la waraystey ayaa si naxdina...
Siyaasi reer Burco ah ayaa ku qarxiyay siyaasiyiinta beesha dhexe. Saleebaan Maxamed Ibraahim oo horey uga soo noqday dawlada Soomaaliya xildhibaan...
Markab sida xoolo nool ayaa ka baxay dekedda Berbera kadib markii Sucuudigu fasaxay xoolaha Somalida. Wasiir Cukuse ayaa dhankiisa ka Hadley....
Dadka beeyada ka shaqaysta gobolka Sanaag ayaa diidey warar beena oo laga sheegay xili la sheegayo in haweenay Maraykanka ay...
Samaroonku cadkiisa ha goosto hadda inteyna sheekadu ku balaaadhan. Wasiir Abgaal oo hore u hayay jagada banaan ee boosaha ayaa...
Wasiir ka tirsan maamulka Jubba ayaa qarxiyay in lacagta masaakiinta lagu cuno magaalada oo aan haba yaraatee waxba loogu qaban. Wasiir...
Maxkamada reer Yurub ayaa xukuntey in qoxootiga la celin karo. Wadamada Ostariya iyo Islofiiniya ayaa dacwad ka gudbiyay qoys Afgani ah...
Siyaasi Maxamed Cusmaan ayaa iswaydiiyay lacagtii loo uruuriyay masaakiinta abaaraha Somaliland kuna eedeeyay guddi ilaa hadda maqan halka ay geeyeen lacagtaas....
Bahda saxaafada Gebiley ayaa ka qayliyay wariye xisbiga Kulmiye jeelka u taxaabey si loo aamusiiyo. Shacabka Gebiley ayaa ka digarogtey xisbiga...
Guriga uu ku jiro badhasaabka Awdal oo la iibiyay waxana ka taagan muran. Gudoomiyaha ayaa sheegay in guriga hore loo iibiyay...
Gaadhi-guriga aduunka ugu qaalisan ayaa la soo bandhigey. Gaadhi-gurigan ayaa qaadi kara sariir nooca ugu balaadhan, jiko, fadhi ilaa lix...
Speculation intensified Tuesday that North Korea is preparing another missile launch to coincide with a military anniversary, just weeks after...
Maraykanka ayaa ka naxay hubka lidka diyaaradaha ee Turkigu ka soo iibsanayo Ruushka. Wasiirka difaaca Maraykanka ayaa sheegay in uu ka...
Odayaal reer Awdala ayaa u jawaabay boqor Raabi oo ah caaqil beesha ISAAQA. Odayadan ayaa ka cadhoodey hadal uu yiri boqor Raabi oo...
Yuhuuda ayaa qaaday qalab baadhis oo ay dhigatey albaabka hore ee masjid Al-Aqsa. Yuhuuda ayaa sheegtay in qalabkan lagu baadho biraha...
Kaftanka siyaasada ayaa doorkan xiise leh calanka Somaliya iyo Boorama iyo Cabdiwelli Gaas oo xaalku ku xunyahay iyo qodobo kale oo...