Wado banaynta ka socota Boorama ayaa sii xoogeysatey inkastoo cabashooyin jiraan ka dhana. Dadka danyarta oo aan jirin meelkale oo...
Puntland ayaa soo bandhigtey argagixiso laga soo qabtey buuraha Galgala xilli lagu qaadey weerar ay faraha ugu gubteen argagixisadu. Ilaa...
Amisom ayaa maanta ka guurtey dhismihii jaamacadii Gahayr ee Muqdisho oo ay deganaayeen muddo ku dhow 9 sanno. Amisom ayaa...
Weriye Cumar Seerbiya ayaa ka hadlay sii deyntiisa maanta ayadoo aan la garanayn waxa maamulka Somaliland qoorta ugu dhegay mar...
Wasiir Cukuse ayaa wax ka yiri dhoofka xoolaha sanadkan la geyn lahaa Sucuudiga. Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay la...
Guri la'aan haysa laba wasaaradood oo magacaaban maamulka Somaliland iyo isqabsi ka dhex qarxay. Wasaarada magacaaban ee xiriirka golayaasha ee...
Qaybtii labaad waraysi xiise leh oo Cali Khaliif qarxiyay arimo badan oo qarsoonaa. Cali Khaliif ayaa wax laga waydiiyay in...
Hal abuure Dheeg oo sheegay in Buuhoodle fiicnayd in la qabto markii dagaalka hoose socdey (ISAAQ IYO DHULBAHANTE). Wuxuuse tilmaamaay...
Maxaa ka soo baxay shirka maamul goboleedyada iyo madaxweyne Farmaajo oo usbuucii hore bilaabmey laakiin maamulada qaar ay diideen waxa...
Gudoomiyaha Khaatumo ayaa ka gariirey shir Buuhoodle lagu qabanayo oo Xamar laga soo wado. Waxa fashilmey shir u dhaxayn lahaa Khaatumada...
Xabaalaha deegaanka Arabsiyo oo u dhow Hargeysa ayaa lagu qabtey rag fadhanaya iyo waxa ku jira ee u geeyay oo la ogaadey....
Afar nin oo kaluumaysato oo muddo la waayay ayaa war laga soo saaray ayadoo lagu eedeeyay wasaarada kaluumaysiga maamulka Somaliland fadhiidnimo...
Badhasaabka Togdheer Ramaax ayaa ka hadlay weerar gurigiisa lagu qaaday iyo cida uu u malaynayo in ay soo qaadeen. Maaha markii...
Gudoomiye Ciro ayaa ka qayliyay masuuliyiin Wadani ah oo jeelka Burco loo taxaabay xilli ololaha doorashadu si goos goosa uga bilowdey...
Wado banayn kale ayaa ka bilaabantey degmada Boorama xilli dadku is xirteen meeshay doonaan inkastoo lagu eedaynayo golaha degmada in meelaha...
Wasiirka kaluumaysiga maamulka Somaliland ayaa goor xeedho fandhaal kala dhaceen ka hadlay rag kaluumaysato ah oo muddo shan cisho ah hadda...
Ciidanka daraawiishta Puntland ayaa cashar lama ilaawaana siiyay argagixisada la baxdey Shabaab ee gaalaysa Muslimiinta oo gaadmo ku diley askar...
Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib ayaa iska casilay xil aanu qaadi karin oo Farmaajo u magacaabay. Jeneraalka oo Universaltv si qaldan...
Wasaarada shaqada maamulka Somaliland ayaa qas ka dhex qarxay iyo wasiirkeeda Maxamed Obsiiye oo suaal wax laga waydiiyay ka aamusey halkii...
Ciidanka Ciraaq ayaa argagixisada ka sifeeyay Moosul iyo dabaaldeg socda. Bishii Octoobar ayay ahayd markii argagixisadu dabada ka gashay guryaha dadkii...
Shacabka Berbera ayaa banaanbax dhigey khaatina ka taagan lacagtoodii cashuurta oo dalxiis loogu baxayo loogana tagay sixirbarar. Waxay ku qaylinayaan doolar qaate...
Imaaraadka ayaa dekedda Berbera musuq kaga gatey maamulkii Xasan Sheekh iyo Cumar C/rashiid. Madaxweynaha Soomaliya Farmaajo oo markii ugu horeysay...
Lacag waalan ayaa lagu qaybinayaa Hargeysa iyo qayladii qabiilka oo baxaysa. Xildhibaan Siciid Cilmi ayaa beeshiisa ku qarxiyay in ay...
Raiisal wasaare Kheyre iyo Cabdi Xaashi ayaa qudbadii ugu qiireysnayd ka jeediyay furitaanka barlamaanka oo dadku aad u sacbiyay. RW Kheyre...
Hooyo Somaliyeed xildhibaana ah ayaa wacdaro ka dhigtey kalfadhigii barlamaanka ee madaxweyne Farmaajo ku furey. Hooyadan ayaa korsata shan caruura, Canab...
Xoghayaha Wadani Uurcade ayaa is waydiiyay cida Somalilanda markii dadkii oo dhan uu Muuse Biixi ku sheegay Somaliweyn ma afarta...
Prof Axmed Samatar ayaa abtirsiinta aabihii garan waayay ta hooyadiina wada tiriyay. Prof Axmed Samatar oo afhayeen u noqdey Muuse...
Wasiirka isgaarsiisnta ayaa ka waramay xilliga internetka Koofurta soo noqonayo xilli hadda la ogaadey in xadhiga is gaarsiinta ay leeyihiin...
Cali Gurey ayaa qarxiyay in Siilaanyo marhore hawlgab ahaa laakiin lagu hayo maamulka oo macnahedu yahay in go'aan kasta oo...
Xisbiga Wadani ayaa isku keenay dhalinta gobolka Togdheer oo qabyaalad la dhex digey intii uu maamulka Somaliland taladiisa hayay Axmed...