Shirkad ku sheegii Shiinaha ahayd oo ka baxdey buuraha Siimoodi ee gobolka Awdal markey macdan ku filan ka dhoofsatey gobolka,...
Caruur hooyadood la afduubey oo ka hadlay Burco xilli aad loo cambaareeyay maamulka Siilaanyo ku magacaaban yahay oo qofki hadlaba...
Siduu ahaa madaarka caalamiga ah ee MoOsul ee Ciraaq intii argagixisada Sucuudigu wato soo weerarin xilli hadda uu ku soo...
Golaha deegaanka Burco oo u baxay miyiga sameeyayna ka hortag xilli abaar xuni ka jirto deegaanada gobolka Togdheer dadkiina u...
Malaysiya ayaa war ka soo saartey dilkii hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi walaalkii oo lagu diley madaar ku yaala Malaysiya oo uu...
Bnaanbax balaadhan oo lagu taageerayo raiisal wasaaraha cusub ee Somaliya Xasan Kheyre ayaa ka dhacay caasimada Somaliya. Xasan Kheyre ayaa...
Kadib magacaabistii Xasan Kheyre ayaa xisbi ka tirsan xisbiyada Norwey soo jeediyeen in dhalashada lagala noqdo raiisal wasaaraha cusub oo...
Dadweyne fara badan oo ka soo qayb galay munaasabadan lagu soo dhaweynaya Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka ayaa isaga ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Boqortooyada...
Cabdi Good oo taageeray wariye SNM ahaa oo maamulku xidhey xilli Siilaanyo u soo guryo hoydey London iyo sababta Maxamed...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka argagixisada looga xoreynayo magaalada xadaarada lahayd ee Moosul ayaa meel wanaagsan maraya waxana argagixisadu ka carartey...
Cali Khaliif oo qabyaaladi ka saartey Buuhoodle ayaa taageero ka helay shacabka ku nool Buuhoodle. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Odayaasha Burco oo diidey sida xun ee loo wado shidaal baadhis la sheegay in laga wado gobolka Togdheer Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Putland waxay si weyn ugu Hambalyeyneysaa Raisul wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Raisul Wasaare Xasan Cali...
Raiisal wasaaraha cusub oo ka hadlay xilka loo magacaabay kana mahadceliyay xilka loo magacaabay. Wuxuu sheegay in uu deg deg...
Madaxweyne Farmaajo ayaa saakadii hore ku dhawaaqay raiisal wasaare ku cusub saaxada siyaasada dalka laakiin ku xiran dawladaha Ingiriiska iyo Norwey oo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa jeediyay qudbadiisii ugu horeysay intii la doortey wuxuuna sheegay in ciidamada la siin doono xaqooda soona celin...
Odayaasha beesha reer Axamed (Samaroon) oo ka hadlay garoonka diyaaradaha Boorama xilli ay jirto isdaba marin. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Madaxweyne Geelle oo hees ka qaaday caleemo saarkii Farmaajo iyo hadalo kaftana oo uu tuurey. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS
C/raxmaan Ciro oo garoomo ku yal booqdey kana hadlay Hargeysa si xuna u durey maamulka Siilaanyo ee qabyaaladu dishatey Maxamed...
Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geele oo goordhaweyd soo gaaray muqdisho ayaa dhagax dhigeen...
Madaxweynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif ayaa qudbad ka jeediyay caleemo saarka madaxweyne Farmaajo C/llaahi Warmooge ARAABINEWS
Waxa la soo afmeeray caleemo saarka madaxweyne Farmaajo oo u dhacay si qiimo leh waxana madaxdii ku guda jirtey isku...
Waxa saaka la caleemo saaray madaxweynaha Somaliya Maxamed Farmaajo waxana ka soo qaybgashay madaxda caalamka gaar ahaan madaxda IGAD. Caleemo...
Trump ayaa balaadhiyay dadka laga masaafurinayo Maraykanka oo lagu daray kuwa caydha khiyaama. Warkan ayaa ka soo baxay wasaarada arimaha gudaha...
Doon sidey boqolaal qof ayaa ku degtay dalkaasi Liibiya waxana ka waramay sida wax u dhaceen hay'ad ka tirsan qaramada...
Shirkada Faysbuug ayaa baadheysa ilyar yar oo xanuusan si xun loo isticmaalay aadna lala wadaagey dadka kale. Waxa ka faaiideysay...
Beesha Jareerweyn ee lagu dulmey maamulka aan jirin e Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay in ay hubkoodii la soo baxeen kadib...
Walaal dar Ilaahay u caawi hooyo ku nool gobolka Awdal waliba tuulo oo la ildaran ilma yar oo ay dhashay...
Xoolo dhaqato ayaa ka banaanbaxay dhibaato la soo gudboonaatey markii ay waayeen dawlad ama maamul caawiya waxayna ku kaliftey in...