Marwo Farxiya oo ka hadlaysay furintaanka xuska 15-ka cisho ee ka dhanka ah tacaddiga haweenka, ayaa soo jeedisay hab loo...
Wasiiru-dawlaha Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Muuse Diiriye, ayaa si badheedh ah u horjoogsaday digreeto Wasiirka wasaaraddaas...
Saxaafada ayaa dib u baadhay waraysi uu bixiyay Axmed Muumin Seed oo ahayd in dhagax lala dhacay biyahna lagu rusheeyay....
Gaari nuuca raaxada ah ayaa goor dhow ku qarxiyey agagaarka suuqa barta ee wadada Afasiyoone ee magaalada Muqdisho. Lama oga qasaaraha...
Warqad uu soo saaray Faysal Waraabe oo xisbigiisu hadda ka mid yahay kan Kulmiye ayaa uu ku sheegay in uu...
Ilaa iyo markii lagu dhawaaqay in Trump uu ka guulaystey Hillary Clinton waxa aad laysku waydiinayay sida ay been u...
Waxa baryahanba u socday wadahadal u dhexeeya labada maamul goboleed ee Khaatumo State iyo Somaliland. Wadahadalkaas oo ka socda caasimada...
Sidaasi waxa warbaahinta u sheegay Aadan Suldaan C/raxmaan Suldaan Diiriye isaga oo arimahaasi ka hadlayana waxa uu yidhi. “Waxaanu bahda...
Tartanka sannadkan oo ah kii 4-aad ee fool xumada Zimbabwe ama “Mister Ugly” ayaa waxaa ku guuleystay Mison Sere oo...
Deegaano badan oo ka mida gobolka Awdal oo ay u soo hayaameen Somali ka timi gobolka Togdheer iyo Somalida Itoobiya...
Madaxweynihii dalkaasi yar ee Kuuba ayaa geeriyooday isago da'diisu tahay 90n jir. Fidel Kaastaro ayaa ka qaybqaatey dhacdooyin badan oo...
Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee maamul goboleedka Jubbaland, ilaa 43 Xildhibaan oo ka tirsan aqalka hoose ayaa...
Waxaa soo baxday shax ku saabsan labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyo tirooyinka ilaa iyo hadda la doortay. Waxaa shaxda...