Ninkan oo Ingiriiska ka dhiiban laguna magacaabo Cawaale Qaadiid ayaa daraad masaakiin ku soo ururiyay Muqdisho una sheegay in ay...
Muuse Biixi iyo maamulka Siilaanyo oo ku guuleystay in ay kala jabiyaan beesha Bahabar Muuse (Samaroon) oo dhulkooda si xun...
War qoraaleed ka soo baxay maxkamada caalamiga ah ee cadaalada ee magaalada Hague ee dalkaasi Holand ee lagu eegayo muranka...
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaa halkan hambalyo iyo bogaadiin farxad aroos looga dirayaa boqor Mahdi Faarax Sheekh Xasan Carab iyo boqoradiisa Haboon...
Siyaasi Obsiiye oo reer Awadala oo naqdiyay Muuse Biixi iyo booqashadii Dilla: wuxuu na soo xasuusiyay xasuuqii. Siyaasi Obsiiye ayaa...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh oo si dadban uga hadlayay go'aanka uu kaligii qaatey ee dhinaca kale ay la ogaayeen ama...
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa beeniyay war sheegaya in Madaxweyne Siilaanyo guri ka dhisan doono dalka...
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in gudoomiyaha Berbera C/raxmaan Cidin uu ka badbaaday dil toogasho ah oo ka dhacday...
Doon ku degtey badda u dhaxaysa carabta iyo Yurub oo ay saarnaayeen boqolaal tahriibayaal ah oo naftood haligey markey fuuleen...
Safiir sii sheegay qodobo looga hadli doono shir la filayo in uu Turkiga uga furmo maamulka Somaliland iyo wakiilo ka...
Ururka argagixisada Talibaan ee ka dhisan wadamada Bakistan iyo Afganistaan ayaa magacaabay hogaan cusub oo ka soo jeeda qabiilka Pushtunka...
Hooyadan oo lagu magacaabo Xaali ayaa ka warantey sida ay u dhiban tahay iyadoo leh sideed caruura hadana ku sugan...
Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey shir caalami ah oo looga hadlaayey arimaha ilaalinta xuquul insaanka....