Boobe Yuusuf oo hore uga mid ahaa xisbiga Kulmiye ayaa hadana sheegay in uu ka baxay xisbiga Wadani iyadoo qabyaaladu...
Kooxda Daacish ayaa ka sameysatay godad dhaadheer oo ay ugaga badbaadaan duqeynta diyaaradaha dagaalka ee isbahaysiga uu horkacayo Maraykanka ku qaadaan...
Maamulka ahlu-sunna Waljamaaca ayaa soo bandhigay gaadiid dagaal oo ay sheegeen in ay ka qabasadeen ciidamadii weerarka kusoo qaaday Arbacadii...
Dhalinyar Somaliyed oo ku xirnayd jeel ku yaala Kiiniya muddo 7 sano ah ayaa la sii daayay. Dhalinyartan ayaa mudada...
Barnaamijka tijaabi nasiibkaa oo aad u xiise leh ayaa dad badan ka qayb qaateen iyadoo markaasi loo eegayo nasiibkooda. Barnamijka waxa...
Taliyihii booliiska ee lagu diley Saaxil ayaa manta lagu aasay Hargeysa halkaas oo ay ka qaybgaleen qaar ka tirsan maamulka...
Caaqil Xeedho oo ka soo jeeda beesha laga dilay taliyihii booliiska Berbera aya ku hanjabay in Berbera noqoto mid dadka...
La dhaqanka dadka aan Muslimka ahayn waa muxaadaro qiimo leh maadaama ay jiraan bulsho aad u farabadan oo Somali ah...
Muqdisho waxa ay wakhtiyada qaar ahaan jirtay Magaalo Qofkasta oo Soomaliyii uu Janto isla markana uu jeclaysto in uu ku...
Maayarka degmada Laasaanood Md Cismaan Saleebaan Jaamac, ayaa eedo kulul dusha kaga tuuray siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka Sool ee ku...
Teachers have complained about "cheating watches" being sold online to give students an unfair advantage in exams. These digital watches...
TOL WAXAAN KU AHAYEN TAAGULAYENTA ABAARTA TABANTAABYADA GUUD ISTAAGEERID TOLWEYENE MAR HADAY TALA GAADHAY TOLKAA OO KU DHAMAADAY TUULADII GEBILEY...
Wasiirka arimaha gudaha maamulka Somaliland ayaa sheegay in gacanta lagu dhigey ragii diley taliyihii booliiska gobolka Saaxil oo daraad lagu...
Waxa maanta la xukumey dilaaga weyn ee wariyeyaasha Xasan Xanafi kadib markii la soo taagey maxkamad halkaas oo xaakimku kahor...
Ciidanka argagixisada loo tababaray oo u daatey guri ku yaala Hargeysa oo taliye qaybeed degan yahay
Ciidanka loo tababaray argagixisada ayaa u daatey guri u degan yahay taliye hore oo qaybood halkaasna ka sameeyay falfoolxun oo...
Deegaanka Ruqi ee gobolka Awdal ayaa loo dhagax dhigey xarun caafimaad oo ay hirgelin doonto hay'ada Camuud Foundation. Masuuliyiinta caafimaadka...
Gudoomiyaha gobolka Awdal ayaa furey tartan u dhexeeya dhalinta degmada Boorama kaas oo ka dhici doona garoonka kaliya e magaaladu...
Dagaalkii ka socday Dhuusamareeb ayaa lagu kala baxay kadib markii dagaalyahanada Ahlu sunna ay hilfaha u qaadeen nin ay wateen...
Argagixisada caalamiga ah ee magacyada badanleh waxay inta badan duufsadaan dad aad u da'yar oo noockasta leh wiilal iyo gabdho,...
Dhinac loo malaynayo in uu ka mid yahay diyaaradii Malaysiya ee laba sano kahor bishan Maarso sideedeedu la waayay ayaa laga...
Xisbiga Jamhuuriga ee dalkaasi Maraykanka ayaa ka qayliyay musharaxa hogaaminaya tartarka musharaxa xisbiga oo hadda ah cunsuriga Donald Trump. Madaxda...
Diyaarad laga leeyahay Imaaraadka ayaa ku tartamaysa khadka ugu dheer ee diyaaradi u socoto inta ay ka duusho wadankeeda ilaa...
Maxkamad ku taal dalka Ingiriiska magaalada London ayaa ka cadhaysiisay madaxweynaha Jabuuti kadib markii la laalay dacwad ka dhana ganacsade...
Kadib dilkii loo gaystey taliyihii booliiska ayaa waxa jirta cabsi ah in arintu sii balaadhato oo qabiilkii uu ka dhashay...
Dhulgariir lagu qiyaasay xoogiisa 7.8 ayaa ku dhuftey dalkaasi Indooniisiya oo inta badan ay haleelaan dhulgariiro ka yimaada badda oo...
Maamulka Puntland ayaa soo bandhigey doon lagu sheegay in ay si sharci daro ah uga kaluumaysanaysay badda Somaliyeed inkastoo doonyaha...
Caawimo raashin oo ka timi Jabuuti loona soo wakiishey badhasaabka Salal ayaa la gaarsiiyay dad aad u liita oo ku...
Salaadiinta reer Awdal ayaa sheegay cadadka ay ku qancayaan golaha wakiilada kaas oo ah boqolkiiba 40. Go'aankaas ayaa waxa taageeray...
Xildhibaan Rayte ayaa ka hadlay wixii ay u yimaadeen gobolka Awdal iyadoo golaha wakiilada ay soo gabagabeeyeen shir ay la...
Shir u furmay shalay golaha wakiilada maamulka Somaliland iyo madax dhaqameedka qaar ka tirsan gobolka Awdal ayaa dhamaaday waxase dad...