Gudoomiyaha UCID Faysal Waraabe ayaa booqdey Saylac halkaas oo xadka Lawyacado laga diiwaangeliyay ku dhawaad 10,000 kun oo reer Jbuuti...
INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN. DHAMAAN JAALIYADA REER AWDAL IYO SELEL WAXAY KA TACSIYADAYNAYAAN DADKII KU GEERIYOODAY SHILKAA NAXDINTA IYO...
Waxaan diinteena xaaraana in qof Muslim ah la daadiyo dhiigiisa iyio maalkiisa laakiin kuwa ku qaraabta diinteena waxay xalaashadeen labadaasi....
Toban ka mida dadkii shalay ku dhintey shilkii gaadhi ee laga argagaxay ayaa saaka si sharafa oo aan loo kala...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa ka hadlay fashilka ay ku socoto diiwaangelintu iyo cida eeda fashilkaas qaadi doonta....
Dawlada Somaliya ayaa ka hadashay xasuuqii dadfkeena ay u gaysten dhiigmiiratada xalaashatey dhiigeena iyo maalkeena ee shabaab la baxdey iyagoo...
Salaadiin ka tirsan gobolka Awdal ayaa tacsi ka direy shilkii argagaxa lahaa ee shalay ka dhacay Gabiley halkaa oo tiro...
Hay'ad laga leeyahay Hargeysa ayaa biyo dhaamis ka bilowdey deegaano ka tirsan Boorama halkaas oo baryahanba ay ka jirtey biyo...
Saraakiisha amaanka dalka Kiiniya ayaa sheegay inay madaxooda dul dhigeen 8million oo shilinka wadankaasi Kiiniya kaas oo macluumad looga keenayo...
Waxa aduunka Muslimku ka argagaxay dhiigii ay daadiyeen kuwa xalaashadey dhiiga iyo maalka Muslimiinta oo ah waxa kaliya ee diinteena...
Wararkii ugu dambeyay xasuuqii ay gaysteen dhiigmiiratada xalaashadey dhiigeena iyo maalkeena ay ka gaysteen Muqdisho ayaa waxa goobta ku sugan...
Wararkii ugu danbeeyay xasuuqii argagixisada xalaashatey dhiigeena, maalkeena  iyo kan aduunkaba ee kasoo baxaaya Weeraradii Caawa ka dhacay Hoteel SYL...
War laga helayo huteel SYL oo Ku dhegan madaxtooyada ayaa lagu soo waramayaa in dhiigmiiratada shabaab oo qarax isku soo...
Inta la ogyahay waxa shilkaasi ku dhintey dad gaarasya 14 ruux halkaas oo ay isku dhaceen gaadhi laga Puntland iyo...
WAr deg dega: dad aad u tirabadan ayaa iskugu soo ururey isbitaalka Hargeysa kadib shil aad u xun oo ka...
Gudiga tirkoobka Somaliland ayaa sheegay in wajigii labaad ee tirokoobku soo gebogebowdey maanta walise ay socoto diiwaangelintu iyagoo ugu baaqaya...
Maayerka Lughaya ayaa ka hadlay xaaladii ugu dambeysay ee gobolka kadib weerarkii Samawanaag oo ka tirsan Lughaya iyo sida ay...
Kadib weerarkii qaaweanaa ee lagu qaadey Lughaya waxa dadka reer Lughaya ama aagaas la waydiiyay fikirkooda ku aadan weerarkii iyo...
Ku xirnaanta Rabigeena waa cashar aad u xiise leh oo uu inoo akhriyo Jimcahan Sh C/rashiid Sh Cali Suufi. Casharkan...
Waa tijaabo aad u xiise badan oo ay daawadeen todoba Milyan oo qof waxayna ku saabsan tahay haddii haweenay Muslim...
Suldaanka beesha Subeer Awal ( Isaaq) oo qaar ka mida salaadiinta uu xukumo ay weerar ku qaadeen Samawanaag oo Lughaya...
Kiiniya ayaa Xasan Sheekh ku tilmaantey nin la shaqeeya ururka dhiigmiiradka ah ee shabaab kadib markii uu qarxiyay trada Kiiniya...
The Global Somali Diaspora (GSD) received countless messages from Somalis all over the world clearly concerned and bewildered by the...
Suldaan Abshir ayaa lagu canaantey in uu yiri waan idiin fasaxney ee xoreysta dhulkiina waxase hadda uu leeyahay sidaa uma...
Inta la ogyahay macalin dugsi iyo 4 ruux oo ka tirsan hal qoys ayaa ku dhintey hoobiyeuyaal ay dadka shacabka...
Maxkamad ku taal Muqdisho ayaa dikl toogasho ah ku xukuntey ninkii sida foosha xun u diley Hindiya Xaaji Maxamed. Ninkan...
Ganacsade lagu magacaabo Xasan Daahir Maxamed ayaa gaadhi Landcruiser ah ugu deeqay dugsiga sare ee Geb ee gobolka Awdal halkaas...
Waa warbixin Somalichanel ka diyaariyay magaalada Boorama iyo maalinta Khamiista oo magaalada ay u tahay maalin si aada wax loo...
Hogaamiyaha Jubba aya beeniyay in ciidanka Kiiniya xasuuq ka gaysteen deegaanka Ceelcade ee gobolka Gedo halkaas oo dadka deegaanku sheegeen...
Shirkii ka socday Turkiga ee loo qabto Somalida ayaa la af-meeray waxana wataysi bixiyay madaxweynaha Somaliya oo la waydiiyay suaalo...