Tacsi dadkii shilka Gabiley ku dhintey
INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.
DHAMAAN JAALIYADA REER AWDAL IYO SELEL
WAXAY KA TACSIYADAYNAYAAN DADKII KU
GEERIYOODAY SHILKAA NAXDINTA IYO TIIRANYADA
LEH EE AY KU QUDHBEXEEN 14KA RUUX EE KA DHACAY
CARATUUL WAA DADKAAS OO DADKII NOHA SAARNAA
SOO DHAMAYSTEEN IS DIIWAANGELINTII MAGAALACAD
EE IDHINKA ELAAHAY JANADII HA KA WARAABIYO
EHELKII IYO DHAMAANTEENA SAMIR IYO IIMAAN
HA INAGA SIIYO.
INAALILAAH WA INAA ILAEYHI RAAJICUUN.
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...