Dagaalka uu Sucuudigu kula jiro dalka Yaman ayuu u adeegsaday Somali gaajoonaysa si ay ugu dagaalamaan dagaal diimeedka uu kula...
Marwo Cibaado Geele oo hadda ku sugan jiida hore ee kacdoonka reer Adal ayaa sheegtay in ay dhamaatay xilligii aayaha...
Suldaan Wabar oo hogaamiya kacdoonka reer Adal ayaa saxaafada la hadley mar ay soo booqdeen qurbajoog isagoo ku sugan aaga...
Siilaanyo oo waxba aan ka ogeyn in wasiirkiisii hore ee tacliinta marhore la bedelay: ARAG Fadeexada
Axmed Siilaanyo oo ku magacaabay madaxweynaha Somaliland hadana socdaal lagu geeyay qaar ka tirsan gobolada Togdheer iyo Sanaag ayaan waxba...
Roobab lagu nastey ayaa ka dilaacay Gabiley iyadoo shalay ay dadku ka cabaadayeen abaaro xun oo ku dhuftey deegaanada Gabiley....
Turkiga, Sucuudiga iyo Qadar ayaa taageera argagixisada Daacish taas oo keentay in argagixisadu qabsadaan dhul balaadhan oo ka mida Ciraaq...
Magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa si weyn looga xusey maalinta aasaaska maamul goboleedka Puntland. Masuuliyiin ka hadashay goobta ayaa...
Maamulka kumeel gaadhka ah ee Jubba ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe oo Kiiniya ka dambeyso ayaa sheegay in uu ansixiyay...
Xildhibaanada u jooga gobolka Awdal magaalada Hargeysa ayaa hadda ku soo baraarugey in ay abaari hayso gobolada ay lacagta ku...
Qaar ka tirsan xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa gaarsiiyay deeq xoolo nool ah xarunta agoomaha ee gobolka. Dadka deeqda...
Abaar aad u daba dheeraatay ayaa ka jirta gobolada Gabiley iyo Awdal ee Somaliya halkaas oo xoolaha intooda badan ay...
Garabkii diyaaradeed ee ku soo caaridey jasiirad uu Faransiisku xukumo oo ku taal badweynta Hindiya ayaa soo gaaray Faransiiska. Garabkan...
Diyaarad yar oo ah kuwa sida khaaska ah loo leeyahay oo ku dhacday Ingiriiska ayaa la sheegay in ay leeyihiin qoyska...
Siyaasi Maxamed Cabdullaahi Obsiiye ayaa ka adkeysan kari waayay hadalo badan oo taariikh qaldana oo Prof Axmed Samatar uu sheegay...
Cabdi Good oo ku caanbaxay fikrado uu ka dhiibto heesaha Somalida ayaa looga qosliyay si xad dhaafa iyo war ninkaa...
Wasiirada waxbarashada dawlada dhexe ee Somaliya ayaa geysay hoy waxbarasho ilaa konton caruura oo derbi jiifa..Dugsigan oo ay leedahay wasaarada...
Magaalada Garoowe ee caasimada mamulka Puntland ayaa sharaxan iyadoo loo dabaaldegayo maalintii la asasay maamulka Puntland oo hadda 18 jirsaday...
Kadib markii lagu kala jabay urur hore ay u samaysteen dhalinta beesha dhexe oo hadda hogaanka uu u qabtey nin...
Arday aad u farabadan oo ka qalanjabisey kuliyada caafimaadka guud ee Jaamacada Camuud ayaa lo sameeyay xaflad qalanjabin looguna qabtey...
Masjid ku yal degmada Boon ee gobolka Awdal ayaa laga codsaday dadka jecel ajarka in ay ka qaybqaataan dhismihiisa. Qurbajoog...
Argagixisada Yuhuuda ayaa dab sudhey guri ay hurdeen qoys reer Falastiina halkaana ku diley ilma yar oo 18 bilood kaliya...
Ciidamada amaanka xuduuda ee Dalka faransiiska ayaa bilaabay in ay qabqabtaan dadka sharci darada ku doonaya in ay ku galaan...
Ciidanka nabadsugida ayaa ku guuleystay in ay helaan xabsi bir ka samaysan oo argagixisada shabaab dadka ku ciqaabi jirtey. Xabsigan...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u soo xirey shirkii Madasha Wadatashiga...
Qaar ka tirsan salaadiinta gobolada Awdal ayaa qaylodhaan ka direy abaaraha baryahanba haystey gobolka iyadoo fadhiidnimo ay ku timi siyaasiyiinta...
Dalada la yiraa VOSOMWo ee gobolka Awdal ayaa u furtey tababar dadka la haybsooco ee degan magaalada Boorama. Dadka ka hadley...
Prof Axmed Samatar ayaa ku haftey ama dhex fadhiistey suaalo badan oo muhiim ah kuna saabsan fikirka hadda uu watto...
Laacibka reer Arjentina Diyeego Maradoona ayaa shaaca ka qaaday in naagtiisii hore ka xaday lacag gaaraysa lix milyan oo doolar....
Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa Garoowe ku laabtey sheegayna in uu Hargeysa u tagey geerida ku timi xaaskiisa oo wararku...
Jaamacad ka dhisan Addis ababa laakiin farac ku leh Hargeysa ayaa farac kale ka furatay Boorama halkaas oo ka dhigeysa...