Hindiya oo aad u qarinaysa faafifa hargabkeeda cusub ee Karoonaha aya waxa dadka ugu biirey mudooyinkii dambe dhexmadoobe ku dhacaya...
Dugsiyada tababarka ee askarta ee Turkiga ayaa waxa ka soo baxay cutubyo kale oo ka tirsan Gorgor oo ah ciidan...
Wararka ka imaanaya Baydhabo ayaa sheegaya in argagixisadu ka fulisay qarax goobtu dadku ku mashquulsan yahay. Argagixisada ayaa lagu yaqaan...
Waxa saaka oo Jimce ah soo baxaayay shil gaari oo ka dhacay Buurawadal oo ka tirsan gobolka Nugaal oo la...
Wa qayb kale oo xiise leh taxanaha XUJO oo gabagebo maraayo. Nasteexo ayaa ka aamustey in Roomiyo dhib u gaystey....
Waa qiso jacayla oo dhaba oo ku dhacday fanaanada Yaasmiin Carsaanyo. 23 sanno kadib ayay heshay jacaylkeeda ay jeclayd. Waa...
Waxa magaalada Gaalkacayo soo gaaray boqol qoys oo ka soo cararay dhiigmiiratada shabaab deegaanada ay ka joogaan gobolka Mudug. Dadkan...
Waxa warmurtiyeed laga soo saaray shirkii doorashada ee magaalada Muqdisho uga socday maamul jufeedyada oo qaarkood ay wataan kooxda XALANE...
Waxa in sanado ahba Turkigu ku taamayay inay samaystaan taangi ay iyagu leeyihiin. Inkastoo ay boodka sameeyeen waxay ku guulaysan...
Madaxweynaha Masar ayaa amray in Jabuuti lala soo gaaro caawimo ay ku jirto cunto iyo daawooyin iyo qalabka caafimaadka. Masar...
Kooxda yar ee uu hogaamiyo Cabdi Xaashi ee iyagu raba in kuraasta reer Woqooyiga lagu wareejiyo ayaa hadda sheegay inaan...
The Swiss government has said it will abandon seven years of negotiations for a framework agreement with the EU, arguing...
Ciidanka dawlada ayaa deegaano horleh kala wareegay argagixisada shabaab gaar ahaan deegaano hoostaga gobolka Shabeelaha dhexe. Deegaanadan ayaa ciidanku markii...
Jasiirad inta badan dhagxaanteedu yihiin kuwa folkaanaha oo ka tirsan Yaman ayaa la rumeysan yahay in Imaaraadku ka dhisanayo garoon...
Hogaamiyaha XiSBULLAH oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii dhamaaday ee u dhexeeya gaalada iyo ururka Xamaas ayaa sheegay in...
Messaging app WhatsApp has blocked the accounts of dozens of Palestinian journalists following this month’s fighting between Israel and Gaza’s...
Poland has agreed to purchase 24 attack drones from Turkey, becoming the first EU state and NATO member to sign...
Fueled by Washington’s anti-Muslim attitude after 9/11, Islamophobia is “spreading like cancer” in the West, Turkish President Recep Tayyip Erdogan...
A British Sikh who was racially bullied so severely that a psychiatrist warned he may never return to work is...
Waxa maalintii sadecaad galay shirka doorashada ay ahayd in la saxiixo wixii hore loogu heshiiyay ee 17 Sibtambar iyo is...
Isbitaal ku yaal magaalada Gaalkacayo ayaa la keenay caruur uu soo ritey shuban biyoodka. Waxana ka waramay dhaqaatiirta isbitaalka xaalada...
Warar dheeraada oo ka soo baxaya cida dishey cida dishey ganacsade Bashiir Gaboobe oo shalkay lagu aasay xabaalo ku yaala...
Waxa maalintii labaad galay shirka u dhexeeya maamul jufeedyada ay wataan ajaanibtu iyo inta soo hartey. Waxa Kiiniya ay la...
Maraykanka ayaa cunaqabatayn iyo xanibaado socdaal ugu hanjabadey madaxda Itoobiya ee hadda iyo kuwii hore iyo Eritariya oo ku saabsan...
Dalkaasi fiqiirka ah ee Bangaladheesh ayaa beeniyay inay wax iska bedeleen mowqifkoodii hore ee ahaa inaan Yuhuuda xiriir lala samaysan...
Shirkada uu leeyahay guugal ee yuutuub aya lasoo baxday cirweyni kadib markii ay soo dirtey iimayl ku qasbaya dadka sameeya...
Waaxda u qaabilsan xajka Sacuudiga ayaa soo saaray tirada sanadkan ka qayb galaysa xajka. Waxayna tiradaas ku sheegeen 60 kun...
Dalkaasi Malaysiya o inta badan aan samayn xanibaadyo badan ayaa hadda go'aansaday in la xiro warshadaha dalkaasi si loo yareeyo...
Jaahilka weyn ee madaxweynaha u ah Maraykanka Joo Baydan ayaa balan qaaday inuu degdeg u buuxiyo gantaalada lidka gantaalada ee...
Shirkada Faysbuug ayaa diidey inay ka saarto xayaysiis Yuhuudu ku weerarayso Ilhaan Cumar oo ay ku heshay kumanaan arke. Xayaysiiskan...