Boqorka Sucuudiga iyo dadka la socda ayaa fasax u joogi doona xeebta loo yaqaan French Riviyera ee ku taal magaalada...
Naasir Cabdiraxmaan oo kamid ah Ciidamada Militeriga Somalia ayaa si qarsoodi ah ula hadlaty saxaaafada isagoo sheegay sababo badan oo...
Injineer Maxamed Faarax oo ka tirsan golaha Siyaasada ee reer Awdal ayaa waraysi uu siiyay codka Khaatumo State wax laga...
Madaxweyne Obama oo khudbad dheer ka jeediyay Kiiniya ayaa reer Kiiniya u sheegay qaasatan bahda wax abuurta in ay ka...
Hay'ada nabadsugida Somaliya ayaa furtey baro cusub oo la isaga baadho gawaadhida soo galaysa Muqdisho halkaas oo argagixisada shabaab ay...
Madaxweynaha Khaatumo State Prof Galaydh ayaa ku horqarxiyay Xasan Sheekh in uu qayb ka yahay kala goynta dalka mar haddii...
Faysal Waraabe ayaa qarxiyay muranka iyo buuqa ka jira maalmahan Hargeysa sheegayna in wuxuba hal beel isku yihiin oo ayna...
Labada xisbi ee Ucid iyo Wadani ee maamulka Hargeysa ayaa shir uga furmey huteel ka mida magaalada ay ku tilmaameen...
Maayerka Baki ayaa qaylodhaan ka direy abaar dishey xoolihii gobolka dadkina weerar ku haysta..abaartaas ayuu ku sheegay in ay tahay...
Ganacsatada reer Boorama oo dadkii haraad u dhimanayaan ayaa balan qaaday in ay bixiyaan lacag badan oo lagu martigeliyo ciyaaraha...
Ururka dalada Nafis oo iyagu u guntadey sidii ay u ciribtiri lahaayeen tacadiya wali socota ee lagu hayo haweenka Somaliyeed...
Xirsi Tooriile ayaa reer Boorama u sheegay in dilkii SNM u gaysatay dadkeeda markii ay soo weeraraeen Burco iyo Hargeysa...
Fikir ururin lala dhexmaray dhalinta waxgaradka ah iyo shacabka magaalada Boorama qaar ka mida ayaa reer Boorama fahmeen ruwaayada kla...
Waxa baryahan ku sugnaa jiida hore ee kacdoonka wafdi ka socdey Awdal Political Council oo ah urur ay leeyihiin reer...
Xisbiga Isku taga ummada Somaliyeed ama United Somali Party (USP) oo ka mida xisbiyada ugu da'weyn dalkeena ayaa ugu baaqay...
Wasiirka arimaha dibeda maamulka Siilaanyo Maxamed Biixi oo ka turjumayay kulan ay la qaateen xoghayaha Ingiriiska u qaabilsan dhinaca taageerada...
Dadweynaha deegaanka Fadhixun ee gobolka Awdal ayaa ka cawdey biyo yaraan soo foodsaartey iyagoo aanay jirin cid ka caawisa. Dadkan...
Ninkii boholyooy haddi lagu yiri batrool badan baa halkaa ku jira BIYAHA ANIGAA ISKA LEH..Qarankani beec ma noqon dhulkey guna...
Xildhibaan Awliqe ayaa isna ka yaabay aamusnaanta Siilaanyo xilli weerar lagu yahay kursigiisa waqtigiisii dhacay oo hadda loo sheegay in...
Madaxweynaha maamulka Puntland prof Cabdiweli Cali Gaas oo dhowaan gaaray dalka Kiiniya ayaa shalay la kulmay Wasiirada arrimaha dibedda Kiiniya...
Xildhibaan Indho indho ayaa sheegay in ayna gorgortan ka galayn mudada ay u kordhiyeen Siilaanyo iyo Saylici oo iyagu afka...
Jamaal Cali Xuseen oo ah xisbiga Ucid ayaa shaaciyay in berito ay dhici doonto shirka ay ugu yeereen shirka wadatashiga...
Ururka Yes Sport ee xaruntiisu dalkaasi Holland ayaa agab ciyaareed soo gaarsiiyay deegaanada Baki, Araabi, iyo Lafaciise waxana qalabkaasi gudoomay...
Siyaasiga Maxamed Jaamac Muuse ayaa taabtey in maamulka Hargeysa aanu ahayn mid khuseeya reer Awdal oo aad ka garanayso cida...
Fanaanka Nimcaan Hilaac ayaa si aan hore loo arag loogu daatay Muqdisho iyadoo dadku ay waayeen meel ay kala fariistaan jacaylka...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa qudbad ka jeediyay caleemo saarka madaxweynaha Galmudug C/kariim Guuleed ayaa sheegay in argagixisada shabaab kaliya...
Mucaaradka maamulka Hargeysa ayaa socod ku maray wadooyinka Hargeysa iyadoo Siilaanyo bilaabey inuu xxidho suxufiyiinta gudanaya hawshooda. Siilaanyo oo hadda...
Wararkii ugu dambeeyay magaalada ugu weyn gobolka Gedo ee Baardheere ayaa lagu soo waramayaa in ay degan tahay ciidamadii dawlada...
Xilli maalinta ay dhacayso munaasabadda lagu caleemo saarayo madaxda dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa magaalada Cadaado gaaray wufuud kala duwan...
Siilaanyo oo ka aamusey waxa ka dhacaya hareerihiisa una daayay beeshiisa in ay u hadasho ayaa hadda taladu ku ciirsan...