Horjoogaha Butlaan oo si ula kaca uga soo daahay shirka waqti lumiska ah ee Dhuusamareeb ee markii hore ay dalbadeen...
Ciidanka aad ka u tababaran ee Haramcad ayaa soo af-jaray weerarkii mujrimiinta shabaab ay ku xasuuqeen dad shacaba markii ay...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya Huteel ka ag-dhow xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa mujrimiinta shabaab gaari ku hor...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ee Somaliya ayaa ugu dambeyn gaysay qalabka baadha cudurka Koroona kadib qaylodhaan iyo dadaal badan...
Sidan la wada socono waxa Dhuusamareeb ka dhacay shir u dhexeeyay maamul jufeedyada iyo dawlada dhexe. Maamul jufeedyada oo aan...
Madaxweynaha Somaliya ayaa barlamaanka ka hor sheegay in shirka u dhexeeya dawlada dhexe iyo maamul jufeedyada ee Dhuusamareeb uuna marnaba...
Waa qayb kale taxanaha xujo oo meel xasaasiya maraya. Maariya Kaarbooni oo jacaylkeeda cusub uu dalxiis u geeyay dibedda ayadoo...
Xujo qaybtii Afraad iyo jacaylkii AJ oo dacwad qabta kadib markii ay dalbatey furiin. Waxa garta galay ehelada laakiin Aj...
Waa qayb kale taxanaha Xujo iyo AJ oo jacaylka uu qabo muujiyay. Ilhaan Xarago oo ka yaban jacaylka uu qabo...
Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha Xujo oo aad laysugu dhegan yahay. Maariyo Karbooni oo dareensan in la riixayo...
Waa taxanaha Xujo qaybtiisa koowaad oo aad u xiise leh. Waxa ku jira fanaaniin ama jilayaasha kuwii aad ugu jelayd....
Madaxweynaha Turkiga ayaa digniin culus u direy Faransiiska iyo Giriiga oo shalay markab saliid ka baadhaya xeebaha Turkiga dul mariyay...
Xalay ayaa xagjir Taram sheegay inuu xiriir dhex dhigay Imaaraadka Carabta iyo Yuhuuda oo awalba lahaa xiriir qotodheer laakiin ahaa...
Ayadoo xalay ay magaalada ka dhaceen weeraro loogu talogalay khalkhal gelinta amniga ayaa booliiska magaaladu ku guulaystey inay nolol ku...
Horjooge Muuse Biixi ayaa sheegay in awood qaybsiga reer Awdal dalbadeen kahor inta aan la qaban doorasho ku sheega maamulka...
Ayaoo xiisada ka taagan badda u dhaxaysa Giriiga iyo Turkiga ay kacsan tahay ayaa Faransisku sheegay inuu xoojinayo ciidanka badda...
Ciidanka Shiinaha ayaa dhoolatus milatari ka sameeyay meel aan ka fogeyn jasiirada gooni goosadka ee Taywaan ee aan ku dhicin...
Waxay xilligii dalku ku jirey ku meel gaadh markii gaaladu weerar ku soo qaadeen dastuurkii dalka u yeelay kadibna keensadeen...
Ayadoo Muuse Biixi kor u bood boodaya kadib markii ay baryahan soo baxeen ictiraaf bugga oo dbedda laga wado ayna...
Agaasimaha ku shaqada leh dayactirka xaramka ayaa sheegay in dib u dayactir lagu sameeyay derbiga kacbada iyo qiswada ama daaha...
Ilhaan Cumar oo ka so baxda xaafada shanaad ee gobolka Somalidu ku badan tahay ee Miniyabolis ayaa si fudud u...
Shalay ayay ahayd markii argagixiso ku jirtey xabsiga dhexe ay qoryaha ka qaateen askarta ilaalada kadibna dib u toogtey iyaga....
Madaxweynaha dalkaasi Ruushka Buutin ayaa shaaca ka qaaday in la diiwaangeliyay daawadii u horeysay ee cudurka Koroona maanta kadibna uu...
Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ka dhacday fadeexadii ugu weynayd kadib markii argagixiso lagu naas-nuujinayay halkaas ay si...
Horjoogaha maamulka Somalilaan Muuse Biixi ayaa lacag gaaraysa 20 kun oo doolarka Maraykanka ka dalbaday labada telefishan ee Universal iyo...
Madaxweynaha dalkaasi ka tirsanaan jirey midowgii Soofeeti ee Belaruus ee shalay dib lo doortey ayaa rabshadaha dalkiisa ku eedeyay inay...
Maamulka fashilmery ee uu horklacayo Muuse Biixi ayaa wasaradiisa ruqsad bixinta caafimaadka ay soo saartey shaqaalaysiin sida Carabta ah oo...
Ururka Xisbullah ee ka jira Lubnaan oo noqdey dawlada keliya ee ka jirta dalkaasi. Banaanbaxyo bilaa akhlaaqa ayaa u dhacay...
Badhasaabka Muuse Biixi ku naas-nuujiyo Awdal ayaa ku hor jeesjeesay hooyoyon cabasho ula tagey. ''Gaadhigiisa ayuu nagu waabiyay markaan u...
Dhaqaatiirta Shiinaha ayaa ka digaya cudur tagfidu faafiso oo dib uga dilaacay dalkaasi gaar ahaan gobolka cudurka Kooro horte uga...