Siyaasiga Prof C/samad Nageeye ayaa Xasan Sheekh si fican u tilmaamey. Xasan Sheekh ayaa intii uu ahaa madaxweynaha Somaliya ku fashilmey dhaqaajinta dalka. Nageeye ayaa yiri reer Awdal Somaliya meel ugama socdaan waase haddii ay dawlada dhexe ka helaan waxay xaqa ugu leeyihiin.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=6wjs8jgt8Go[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay