X

Puntland oo ciidamo farabadan gaysay duleedka Tukaraq iyo xiisad taagan: SAWIRO

Puntland ayaa ciidamo farabadan gaysay duleedka Tukaraq halkaas oo ciidanka Somaliland ay weerar gaadmo ku qaadeen usbuuc kahor. Muuse Biixi ayaa bishiisii ugu horeeyay ku bilaabay dhiig.



Ciidanka labada dhinac ayaan is awood dhaamin waxayna ku xirtan tahay khidada ay isticmaalaaan ayadoo goobta lagu dagaalamayo ay tahay goob banana oo aan gabasho lahayn.

Wasiirka guidaha Puntland Qanjab ayaa sheegay in SNM ka taliso maamulka Hargeysa sidaa awgeedna ay is yaqaanaan. Wuxuuna sheegay in dhaawaca argagixisada lagu daweeyo Burco.



Weerarka gaadmada e Muuse Biixi ku qaaday Tukaraq kuna barakiciyay dad iska deganaa ayaa siyaasiyiinta Somaliland sheegeen inuu isaga ku kow yahay ayna rabina in wiil kaga kkasaaro weerarka Muuse timajare.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.