20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Puntland oo qabatey nin xirnaa dharka haweenka iyo indha shareer

Puntland ayaa qabatey nin xirnaa dhara dumarka iyo indha shareerta ay dhaqanka u tahay dumarka Carabta. Ninkaan ayaa laga qabtey bar xanibaad oo laga soo galo Garoowe.



Ciidamada Booliska Garowe ayaa sheegay in ninkaan ay ku tuhmaayaan in uu doonaayay in uu geysto falal lidi ku ah Ammaanka, islamarkaana  loo kaxeeyay xarun booliis si loo baaro.

Argagixisada ayaa istcimaasha fal noockasta ah si ay u xaauuqaan Muslimiinta oo ay ku sheegeen gaalo kuwa aan raacsanayn.



Qabashada ninkaan ayaa imaanaysa ayadoo la filaayo in raiisal wasaare Xasan cali Kheyre uu gaaro Puntland, lana kulmo Cabdiwelli Gaas.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS