Puntland oo qabatey nin xirnaa dharka haweenka iyo indha shareer
Puntland ayaa qabatey nin xirnaa dhara dumarka iyo indha shareerta ay dhaqanka u tahay dumarka Carabta. Ninkaan ayaa laga qabtey bar xanibaad oo laga soo galo Garoowe.
Ciidamada Booliska Garowe ayaa sheegay in ninkaan ay ku tuhmaayaan in uu doonaayay in uu geysto falal lidi ku ah Ammaanka, islamarkaana loo kaxeeyay xarun booliis si loo baaro.
Argagixisada ayaa istcimaasha fal noockasta ah si ay u xaauuqaan Muslimiinta oo ay ku sheegeen gaalo kuwa aan raacsanayn.
Qabashada ninkaan ayaa imaanaysa ayadoo la filaayo in raiisal wasaare Xasan cali Kheyre uu gaaro Puntland, lana kulmo Cabdiwelli Gaas.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...