08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaar ka tirsan odayada beelaha Maxamed Case (Samaroon) oo sheegay inay Somaliland daacad u yihiin+MUUQAAL

WP_20141217_010Boorama 17 Dec 2014–Qaar ka tirsan odayada beelaha Maxamed Case (Samaroon) ayaa sheegay in ay iyagu daacad u yihiin maamulka Somaliland sheegayna in Boorama lagu aasaasay Somaliland..odayadan ayaa sheegay in Suldaanku kaligii sheegan karin inuu ka go,ay Somaliland oo la wada leeyahay.

Odayadan ayay ka maqnaayeen suldaanadii waaweynaa ee beesha oo hadda ku mashquulsan hawl ayay dusha u riteen oo ah in ay Suldaanka soo xerogeliyaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS