Qaar ka tirsan odayada beelaha Maxamed Case (Samaroon) oo sheegay inay Somaliland daacad u yihiin+MUUQAAL
Boorama 17 Dec 2014–Qaar ka tirsan odayada beelaha Maxamed Case (Samaroon) ayaa sheegay in ay iyagu daacad u yihiin maamulka Somaliland sheegayna in Boorama lagu aasaasay Somaliland..odayadan ayaa sheegay in Suldaanku kaligii sheegan karin inuu ka go,ay Somaliland oo la wada leeyahay.
Odayadan ayay ka maqnaayeen suldaanadii waaweynaa ee beesha oo hadda ku mashquulsan hawl ayay dusha u riteen oo ah in ay Suldaanka soo xerogeliyaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...