Qadar oo is hubeynaysa soona gadanaysa hubkii difaaca cirka ee ugu dambeeyay
Qadar ayaa is hubeynaysa soona gadanaysa hubkii difaaca cirka ee ugu dambeeyay. Safiirka Ruushka u fadhiya Qadar ayaa shaaca ka qaadey in dalkiisu iibsanayo hubka difaaca circa ee S-400.
Hubkan casriga ee ah lambarka koowaad aduunka ayaa Ruushku ka iibiyay sadex wadan kaliya waa wadamada Hindiya, Shiinaha iyo Turkiga. Waxana xigeysa Qadar.
IIBsiga hubkan ayaa ka dhigaya weerar cirka uga yimaada Qadar midey dhulka soo dhigto. Safiirka ayaa intaa ku daray inuu waliba lagu dari doono difaaca dhulka.
Qadar ayaa waxa cadaadis xooga saaray WAhaabiyada Sucuudiga oo iyaguna neceb ururka akhwaan Muslimiinka ee ka taliya wadamada Qadar iyo Turkiga.
Waxa Qadar kula taliyay inay hubkan soo gadato madaxweynaha Turkiga oo dareensan in askarta joogta Qadar ay kjhatar galayaan hadaan difaaca cirka la adkeyn.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...