Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Qoys Somali ah oo caruurtoodii lagala wareegay dalkaasi Kanada iyo tirada caruurta

Qoys Somali ah ayaa caruurtoodii lagala wareegay dalkaasi Kanada oo ka mida wadamada caan ku ah la wareegida caruurta. Qoyskan ayaa ku noolaa degmada loo qoro afka qalaad Vancouver.



Kooxaha arimaha bulshada ee diirada saara qoysaska Somalida ayaa waraystey caruurta kuwaas oo u sheegay in waalidkoodu u hanjabo, jirdilna ku sameeyo.

Caruurtan lala wareegay ayaa gaaraya 10 kuwaas oo loo gayn doono qoysas aan Muslim ahayn kuna soo korin doona dhaqankooda iyo caqiiqada jahliga ku dhisan.



Booliiska ayaa la sheegay inay xabsiga dhigeen waalidiinta dhalay caruurtan hadda waraabaha lagu sii daayay. Gaalada ayaa basaasa caruurta da’da yar ee dugsiyada ku jira kadibna go’aan ka qaata ayagoo hayn wax cadeyna.

Maxkamad ku taala dalkaasi Kanada ayaa maanta la soo taagayaa waalidiinta ayadoo weliba la baadigoobayo cida caruurtan qaadan lahayd.



Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Canada oo falkan aad uga carooday, xalayna kulan yeeshay ayaa maanta waxa ay tagayaan Maxkamadda, si Maxkamadda ay uga dhaadhiciyaan in caruurtan loo dhiibo dad Muslimiin ah gaar ahaan Soomaalida.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...