Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Qaramada midoobey oo war ka soo saarey tirada qoxootiga Somaliyeed ee iskood u noqdey

Qaramada midoobey ayaa war ka soo saarey tirada qoxootiga Somaliyeed ee iskood u noqdey. Qoxootiga Somaliyeed ee ku kala nool wadamada jaarka la ah Somaliuya ayaa dib ugu noqonaayay dalkooda sanadihii u dambeeyay.



Waxa taas loo aaneyaa dib u xoreynta dawlada iyo Amisom ka gaareen gobolo badan oo dhiigmiiratada argagixisada joogtey, dibna loo soo celiyay xoriyada iyo kala dambeynta.

WArbixin ayay ku sheegeen tirade qoxootiga Somaliyeed ee ku kala nool wadamada Itoobiya, Kiiniya, iyo Yaman. Tirada ugu badan ayaa ku nool dalka Itoobiya halka Kiiniya iyo Yaman ay ku soo xigaan.



Waxa sanadki tagey qoxootiga dib iyagu dalkooda ugu noqdey qoxooti ayaa gaaraya 825 oo ah tiro yar, qoxootigaas oo 655 ka mid ah laga soo celiyay dalka Kiiniya, 141 ruux laga soo celiyay Yaman, 28 ruux laga soo celiyay Tuniisiya iyo hal qof oo laga soo celiyay dalka Yukarayn tan iyo sanadkii 2014.



Somalida qoxootiga ayaa lagu qiyaasay guud ahaan 819,680, kuwaas oo  767,500 qof ay ku noolyihiin Itoobiya, 255,500 qof ay ku noolyihiin Kiiniya halka 256,000 qof ay ku noolyihiin Yaman oo kufsi loogu gaysto.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...