Wednesday, May 1st, 2024
header










Meta







Qoyska saxafigii Sucuudigu sida xun u diley oo hadda leh waan cafinay

Saxafi Jamaal Khashowqi waxa sanad iyo badh lagu diley qunsuliyada Sucuudigu ku leeyahay Turkiga kadibna waxa jirkiisa loo jarjaray qurub qurub. Turkiga ayaa aaminsan in jirkiisa intaa kadib la raaciyay bulaacada.



Ciidanka wax baadha iyo sirdoonka ayaa markiiba ogaadey inayna laf ku gaareyn, wayse isku dayeen in bulaacad kasta ka raadiyaan. Intaas oo waxaas ay dhacayeen waxa jacaylkiisa u doonan ay ku sugeysay dibedda.

Waxay marka horeba u tageen qunsuliyada inay ka cusboonaysiiyaan baasaboorka kana qaataan warqadaha furiinka ee xaaskisii hore. Waxase lagu jarjaray isla qunsuliyada.



Sanad iyo badh kadib ayaa qoyskiisa sheegeen inay iska cafiyeen kuwii diley iyo kii soo amrey oo ah gacan ku dhiigle Maxamed bin Salmaan. Waxa hubaala in muddo kadib lagu heshiiyay cadadka lacagta ee la kala qaadanayo iyo jagooyinka la siin doonaa ayuu qabaa Xuseen Warsame.

”Bisha Ramadaan awgeed ayaa RABI uga hadhney waanan cafinay dilaagii aabahayo ayay ku yiraaheen qoraal ay soo dhigeen baraha bulshada.




Jacaylkiisii u doonanayd iyo dawlada Turkiga ee dalkeeda lagu diley ayaan iyagu diyaar u ahayn cafis ilaa gacanta laga soo geliyo gacan ku dhiigleyaasha dilka fuliyay.

 

Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...