Raiisal wasaaraha oo sharaxay waxa fashiliyay kulan uu la qaatay musharixiinta Hawiye
Waxa xalay aroor hore burburey kulan u dhexeeyay raiisal wasaaraha iyo musharixiinta Hawiye oo iyagu sheegta midowga musharixiinta. Kulanka oo dadka badankiisu u arkayaan mid u dhexeeya raiisal wasaaraha iyo jufadiisa ayaa burburey kadib markii ay dalbadeen in madaxda qaranka meesha laga saaro oo Hawiye keliya wada hadlo.
Raiisal wasaaraha ayaa hore uga ogolaaday inay berito ku dibiro dhacsadaan masaakiin shaqaysan lahaa oo ganacsigooda ka istaagi doono. ”Waxay qaateen taladii Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah inay xaafadaha ka soo bilaabaan banaanbaxa kadibna isugu yimaadaan Daljirka kadibna ku dibiro dhacsadaan ayuu yiri Cali Calasow.
”Waxay rabeen inay nidaamka doorasho ee dhamaaday ee la sugayo saxiixa aan dib u soo bilowno ayna daaqada ka soo galaan taasina uma arko mid saxa waayo maaha go’aan aan ani keli leeyahay ayuu yiri raiisal wasaaraha.
”Runtii cadaalad maaha waayo iyagu ma matalaan musharixiinta oo dhan ee waa qayb ka mida ayuu raaciyay Cali Calasow waxase ujeedadu tahay inay fuliyaan sida ajaanibtu rabto oo ah in la qalqal geliyo nidaamka doorasho waxa dhana la hoos geeyo gaalada XALANE.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga
April, 18, 2021
Waxa dhaaftey mudadii Kiiniya qabsatey inay qunsuliyad kaga ...
April, 18, 2021
Madaxweynaha Somaliya ayaa kulan la qaatey kooxda beesha ...
April, 16, 2021
Waa qayb kale oo xiise leh taanaha XUJO ...
April, 16, 2021
Ciidabka xooga dalka ayaa qayb ahaan kala wareegay ...
April, 16, 2021
Madaxweyne Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay ...
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka
April, 14, 2021
Dawlada Somaliya ayaa jawaab degdega siisay kooxda beesha ...
April, 3, 2021
Booliiska magaalada Muqdisho ayaa ka waramay khasaaraha ka ...
March, 5, 2021
Waxa xalay aroor hore burburey kulan u dhexeeyay ...
March, 4, 2021
Xarunta barlamaanka Maraykanka oo ay sanadkan horaantiisa la ...
March, 3, 2021
Waxa gobolka Gedo deegaano hoostaga ka taagan abaaro ...
March, 3, 2021
Xeer ilaaliyaha maamulka Butlaan oo la hadlay warbaahinta ...
March, 3, 2021
Kooxda sheegata beesha caalamka ayaa markii shanaad diidey ...