November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

R/wasaare C/rashiid oo dib u furay safaarada Somalida ee caasimada Qadar oo la casriyeeyay+SAWIRO

Doxa–Raiisal wasaaraha Somaliya C/rashiid Sharmaake ayaa dib u furay safaarada Somalida ee dalka Qadar. R.wasaaraha ayaa kormeeray Qeybaha uu ka koobanyahay dhismaha Safaaradda oo si casri ah u dhisan, lacagta ku baxday dhismahaasina ay bixiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Ku nool dalkaasi Qatar.

R.wasaare Sharmarke iyo Xubnaha wasiirada ee la socda oo uu wehliyo Safiirka Soomaaliya ee Dalka Qatar ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool dalkaasi isaga oo warbixin ka dhageystay Enjineerka dhimahaasi Naqshadeeyay.

IMG_1960[1] IMG_2008[1] IMG_2027-1[1] IMG_2032[1] IMG_2048[1] IMG_2068[1]

ARAABINEWS