Monday, May 20th, 2024
header










Meta







SAWIRO: wiilkii Somaliga ahaa ee dilay gabadha SWEDEN ee ilaalin jirtey

Maxkamad ku taal magalaada Gothernberg ee dalka Sweden ayaa maalintii shalay waxaa lasoo taagay wiil Soomaali ah oo lagu eedeeyay in uu midi ku dilay gabar ka shaqeeneysay xarun lagu xanaaneeyo caruurta aan waalidkood la socon.

Wiilkan Soomaaliga ah ayaa magaciisa lagu sheegay Yuusuf Khaliif Nuur, waxa uuna ku eedeesan yahay in midi uu ku dilay gabar 22-sano jir ah aslakeeduna uu kasoo jeedo dalka Lubnaan oo lagu magacaabo Alexandra Mezher.

Maxkmada ayaa su’aalo waxa ay ka wdeediisay dilka uu ku eedeesan yahay Yuusuf Khaliif Nuur, hasa ahaatee wiilkan ayaa diiday in uu jawaabo waafi ah ka bixiyo dambiga loo heeso, waxaana maxkamdu markii dambe amartay in qol xiran dacwadiisa lagu dhageesto.

Qaadiga qaadayay dacwada Wiilkan Soomaaliga ah ayaa amray in xabsiga dib loogu celiyo wiilkan ilaa 11-Febraayo inta laga soo dhameestirayo baaritaanada ay ciidanka booliiska ku sameenayaan kiiskan dilka ah.

Waxaa jira shaki laga qabo da’da uu wiilkan sheegtay oo 15-sano jir, waxaana wiilkan la sheegay inuu leeyahay gar iyo shaarbo,waxa ayna ciidanka baarayaan taariikhdii hore wiilka Soomaaliga ah ee dilka ku eedeesan.

Alexandra Mezher, 22, a Swedish social worker who was allegedly stabbed to death by a 15-year-old asylum seeker at a shelter for refugee children. Gothenburg, Sweden. Youssaf Khalif Nuur sits in Court 1 at Gothenburg District Court today. He is flanked by his is lawyer and translator.

yos_1[1]

Alexandra Mezher, 22, a Swedish social worker who was allegedly stabbed to death by a 15-year-old asylum seeker at a shelter for refugee children. Gothenburg, Sweden. Youssaf Khalif Nuur sits in Court 1 at Gothenburg District Court today. He is flanked by his is lawyer and translator.

yos_3[1]

Alexandra Mezher, 22, a Swedish social worker who was allegedly stabbed to death by a 15-year-old asylum seeker at a shelter for refugee children. Gothenburg, Sweden. Candles and floral tributes and photo of Alexandra Mezher at a memorial service for the murdered girl in her home town of Boras today.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...