29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Seeftii kacaanka yaa soofeeyay waa waraysi xiise leh

Waa waraysi xiiso leh waxana barnaamijka inoo daadihinaya saxafiga da’da yar ee Faysal Abroone, waxana marti u ah mudane Dr C/qaadir Muudey Cabdi oo ah ruug cadaa ka soo shaqeeyay dawladii dalka u dambeysay.






ARAABINEWS