Shariif Xasan oo ku biiray maamulada samaystay wasiirada xilli lacagta masaakiinta loo baahnaa in iyaga dib loogu celiyo
Baydhabo 19 Dec 2014–Shariif Xasan oo hadda xulufo weyn la ah Xasan Sheekh ayaa isna ku birey maamulada magacyada bilaashka ku bixiya lacago badan isago ku dhawaaqay wasiiro uu dhisayo. Lacagta masaakiinta laga ururiyo ayaa gacanta u gasha maamulo aan tabar lahayn oo dad aan waxba soo kordhineyn siiya lacagaha masaakiinta.
Maamulka uu Xasan Sheekh siyaasad ahaan ku aqoonsaday ee uu madaxweyne ka yahay Shariif Sakiin ayaan wali lagu heshiin iyadoo uu jiro maamul kale oo uu hogaamiya Aadan Madoobe.
Si kastaba ha ahaatee nidaamka gobolaysiga ayaa Somaliua ku wada hog ayna ka soo kaban Karin iyadoo lacagtii masaakiinta ee lagu dhisi lahaa wadooyinka mishahar looga dhigo shaqsiyaad aan waxba soo kordhineyn.
Dhinaca kale Xasan Sheekh ayaa sheegay in hadda kadib uu u aqoonsan yahay Axmed Madoobe magaca madaxweynaha Jubba kana bedelay magaii hogaamiyaha Jubba.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...
August, 7, 2022
Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya ...
August, 6, 2022
Wasiirka arimaha dibedda Ruushka Sergeey Lafroof ayaa u ...
August, 6, 2022
Xeebta Jabuuti ee Faransiisku Somali ka xaday waxa ...
August, 6, 2022
Dawlada Itoobiya oo sidii Cabi Axmed ugu guulaystay ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...
July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...
July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...