Saturday, April 20th, 2024
header










Meta







Shirqoolada Go’doominta Gobolka Awdal iyo isku socodka Yaa Ka Danbeeya?? Q1

Itoobiya horaanta Bishan waxaa la Qorshaynayaa Shir Aad iyo aad ugu mihiim Gaar ahaan 3 Wadan Ee Gaadhay Heshiisyada Sadex-geesoodka Wadamada Geeska Africa ee kulanka afraad ee dhaqaalaha. Kaasi oo qabsoomi doona 4-5 Diisambar 2019 kana dhici Addisababa.



Shirkan ayaa wuxuu daaran yahay in Wadamada geesku ka Soo qayb-galaan Laguna qiimaynayo Sidii loo horumarin lahaa meelaha Xasiloonidu ka jirto Wadamada Gobolka.

Xogtani waxay daaha ka rogtay Siraha La ka Danbeeya Gobolka 30 Sano Dib u dhacsan Awdalna waa kujirtaa Agenda-ha Marka Arintaasi ayaa laga Baaran degayaa in Gobolka Awdal Ay Go’doon Geliyaan Ismail Omer Iyo Muuse Biixi (Handaraab).



Waxaa Maalmahan socda Xaalad Lagu khal-khal gelinaayo amaanka Gobolka Awdal siiba Dhismaha Wadada Isku xidha Borama iyo Jabuuti oo Ismaaciil Cumar Geelle oo Ciise ah iyo Muuse handaraab oo adeegsaanaya Ciidamada Mustafe Cagjar, sida ay u adeegsanayaan xogtani ay daaha ka qaaday ku rabaan in la fashiliyo mashruucaas. Ujedada ayaa ah in reero gaara iyo gobolo gaara ah loo danaynaayo kana dhigayaan in Hub la Soo geliyo qabaleega GOGTI ee degmada Harawa oo Samaroonku deegaan ahaan leeyihiin Xuduudaha Itoobiya ku yiila.



Hadaba Awdal Maalmahan ayaa la rabaa horaanta Bishan December 2019 in Hub la Soo geliyo Hubka halka Ciidankii Hubka qaban doona waa Diyaar 1 ilaa dhamaadka Bishan ayey sii tagayaan Isla qabalaha Gogti ee degmada Harawa Somali Galbeed.



Silsiladani Shirqoolada ah Samaroon Waxba Kama oga Odayaasha Isku jawaabaya Ee Wabar Hala Soo Qabta leh Waxba Kama oga sirta ka danbaysa.!! iyo kuxigeenka Somaliland Mr Saylici midba oday Isku jawaaba lehna Col iyo abaar midna

Ma oga Oo Sheekada Nabadgelyada ayaa lagu mashquuliyey Sheeko xariirta Siyaasiyiinta Mama-hasan Ciise iyo Awal (Isaaq) ayaa Arinta ka danbeeya , Inta arintan la fulinaayo Wabar-na 3 Saddex Cisho Ka hor ayuu Mustafe Cagjar Addis Ababa u diray amnigaan sugaynaaye Qiil uga dhigay Wabar Socodkiisii waa Kii Degmada Xero-geel Lagu Soo dhaweeyey, 2 Cisho Ka hor Sidaana ku Baxay.



Hadaba Go’doominta Samaroonka la go’doominayaa Maaha mid Hada bilaamaysa 30kii Sano la Soo dhaafayba waa socotay , Waana la dagaalan dhaqaale oo Isku socodka Heshiiska Saddex-geesoodka Farmaajo, Cabi Ahmed, Affewerki gaadheen Sanadkii la Soo dhaafay, heshiisyadaa ay sexeexdeen ayaa Dan u ah Qoomiyadaha Degga Labada Dal Sida

Xogtu Sheegtay ,Hadii ay Fahmaan Xaalku Waa fiicnaan Lahayd . Waxa La tusayaa in Nabadgelyada Gobolada Deegaanada Q .Gadabuursi Ethiopia-somalia dhamaan degen Sumcad xumo la geliyo, Sidee looga hortagi karaa waa



Siyaasiinta Hadaladooda la dhuuxo Sidii 13 Cisho Ka hor uu lahaa Xildhibaan Gud ku-xigeenka Koowaad Ahmed yaasiin Sheekh Ali ayaanle uu yidhi (“United Nation-ku haday ina Maqlaan Way inala yaabayaan Warbixin waa inaga qorayaan” .) iyo Hadalkii saylici ee uu yidhi:-




style=”text-align: justify;”>(“Nabada Gobolka Hala Ilaaliyo , Cidii la hortimaadana Waan la dagaalamaynaa intaasiba waxay Tixraac U tahay , In Qandaraaska ay Ku jiraan Siyaasiyiinta Muse Bixi u shaqeeya” Wabar laftiisuna , Arimahana inuu kujiro waan xaqiijinayna Dhanka walow Xogtani Faahfaahin kale ka hayn Suldaan Wabar



Waxay daaha ka qaadaysaa Arimo xaasaasi ah, walow Waxba Ka Sheegin Suldaan Wabar Bal iswaydiintu tahay Wad iyo Habaar kulan Waayo Maalintii Qiimaynta ay Rabeen Inay sameeyaan Borama ay joogeen si wadada Loo Bilaabo ayaa Wabar Boorama Soo weeraray saladii subax aroornimo. Iyo maalmo ka hor oo Somaliland iyo Wabar is weerareen marka intaasi ayaan ku xidhiidhinayaa Suldaan wabar-na Xogtani hore Toos Uma shaacinayso inuu wax ka ogyahay Suldaanku.



Marka Cida sheekadani wadaa Sida Xogtu Sheegtay KU cadna waa Ismaciil Cumar iyo Muuse Biixi Gobolkana Lagu curyaaminaayo Isbedelka Dhacayna Qoomiyadaha Gadabuursi Waxbadan ka taraaya Awgeed.

La soco qaybta labaad

Qalinkii Shariif Cabdulle

Abdulle43@gmail.com



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...