Shirweyne loo qabtey haweenka Somaliyeed oo ka dhacay Muqdisho iyo ujeedada: SAWIRO
Shirweyne loo qabtey haweenka Somaliyeed oo ka dhacay Muqdisho iyo ujeedada. Shirkan ayaa waxa soo qabanqaabisay hay’ada qoxootiga ee UNDP oo ay hoos ka riixayso beesha caalamka. Shirkan oo la sheegay inuu noqonayo sanadle ayaa socon doona muddo labo maalmood ah, iyadoo ay ka qeyb galayaan haween xildhibaanno ah oo gaaraya 100 iyo ururadda Haweenka ee Bulshadda Ra’yidka.
Waxaa furitaanka shirka ka qeyb galay guddoomiyeyasha labada Aqal ee Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) iyo Cabdi Xaashi Cabdullahi, wasiirka haweenka iyo marti sharaf kale.
Shirkan ayaa lagu abaabulayaa haweenka oo la doonayo in lagu xoojiyo doorkooda siyaasadda ee dowladda dhexe iyo sidii ay dumarka u heli lahaayeen fursado la mida kuwa raga.
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...