Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Xildhibaanada oo diyaariyay heshiis ay ku diidan yihiin maamul jufeedyada iyo Farmaajo

Xildhibaanada oo diyaariyay heshiis ay ku diidan yihiin maamul jufeedyada iyo Farmaajo.

Mooshinka ayaa la sheegay inay gudbiyeen Xildhibaanada ka tirsan Guddiga Difaaca barlamaanka kadib markii ay aad u dhaliileen qorshaha diyaarintiisa uu socdo.

Mooshinka ayaa waxaa loo gudbiyay Guddoomiyaha barlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waxaana Mooshinka saxiixay Xildhibaano aad u farabadan.

Xildhibaanada Guddiga Difaaca barlamaanka ayaa ka digay Khatarta ka dhalan karta isku dhafka CXDS iyo kuwa Maamul gobaleedyadda.

Mooshinka ayaa waxaa looga gaashamanayaa in Shirka London lagu ansixiyo qorshaha isku dhafka ciidamada, kaasi oo la qaban doono bisha soo socota ee May 11-da.

Mooshinka ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in qorshahaani isku dhafka uu yahay mid si cad loogu bahdilaayo CXD iyo Awooddii Dowladda Dhexe.



Sidoo kale, Xildhibaanadda waxay kaloo xuseen in Qorshaha isku dhafka Ciiddamadda looga dan leeyahay inay awood sare yeeshaan ciidan beeleedyadu.

Ma cadda in Mooshinkaani uu dhaqan gali doono iyo in xukuumada ay u sameyn doonto marmarsiyo inta laga gaaraayo shirka London.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...