Saturday, October 23rd, 2021
header










Meta







Sidee ku timi guusha maanta ee dacwada badda

Kadib burburkii dalka waxa Kiiniya iyo wadamada jaarku aad uga faaiideysteen dhaqaale badana ka soo galay hay’adaha ku shaqaysta magaca dalkeena iyo masaakiinta qaxday. Dawlad kastana waxay ka gashay meeshii ay is lahayd waa qabsan kartaa.



Kaluumaysatada Kiiniya iyo maraakiibta ajaanibta ayaa Kiiniya ku siisay baddeena laysano ay kaga kaluumaystaan. Waxase la ogaaday inay badda isa siisay. Muddo kadib waxa soo baxday in xadka baddaha la cusboonaysiinayo qaasatan inta dawladu xaqqa u leedahay dhaqaale ahaan.

”Waana halka Kiiniya lagu qabtey ayuu yiri Cali Calasow. Waxa arintan qarxiyay aqoonyahano Somaliyeed oo ogaaday in Kiiniya damacday inay badda si sharci ah u sheegato.



Waxay markiiba bilowday inay maamulkii Shariif sh Axmed oo fowdo ahaa ay iibsato oo heshiis beena la gasho, waxa RABBI waafajiyay aqoonyahanada qurbaha halka Kiiniya u socoto.

Waxa la kiciyay barlamaanka oo iska ahaa dhoohane, waxayna ku guulaysteen inay heshiiskii Shariif sh Axmed maamulkiisu saxiixay tirtiraan, kadibna hadday ka fursan weydo la geeyo maxkamad caalami ah.



Waxayna fikirkaa ku qasbeen maamulkii ka dambeeyay ee Xasan sheekh ilaa laga soo gaaro dawlada hadda jirta. Kiiniya kadib waxay bilowday iany dawlada madaxweyne Farmaajo gilgisho saartana culeyskii ugu xumaa ayadoo adeegsanaysa kooxda XALANE si dacwada badda looga soo celioyo maxkamada.

”Waxa naloo gaaray malaayiin doolar inaan dacwada ka soo celino Hayg ayuu yiri madaxweyne Farmaajo oo arintan ka hadlaayay sanadkan horaantiisii.



Waxa u dambeeyay ay Kiiniya iyo xulafadeeda soo qaadeen taas oo ay u yeereen Rooble. ”Markii Rooble la geeyay London waxa keliya ee loogu yeeray waxay ahayd inuu dacwada soo celiyo kharashkiisana qaato waxase uu ogaaday in la daldalayo hadduu falkaas ku kaco ayuu yiri Cali Calasow.



Si kastaba ha ahaatee guushan ayaa ku soo beegantay xilli dalku doorasho gaabsi ah galayo gaabsigaasna lagu eedaynayo kooxda XALANE oo Kiiniya ku jirto waana halka Kiiniya ku raadinayso inay ka hesho horgale u soo baxa.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)





Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga

Ciidanka Itoobiya oo Tigreega ka eryay tuulooyin badan

October, 22, 2021
Ciidanka Itoobiya ayaa tuulooyin farabadan oo Tigreegu ka ...

Jaamacada Jigjiga oo bilaabaysa dhigasho aad u muhiima

October, 21, 2021
Jaamacada Jigjiga ee dawlada Somali galbeed ayaa bilaabaysa ...

Rooble oo Farmaajo ka baryay inuu aqbalo 30 jir 30 milyan haysta

October, 21, 2021
Raiisal wasaaraha lagu khasaaray ee guntiga u giijiyay ...

Kooxda beesha caalamka oo hoosta ka diidey qorshaha amniga ee Somaliya wadato

October, 19, 2021
Kooxda beesha caalamka ayaa diidey qorshaha amniga ee ...

Mustafe Cagjar oo raba inuu maamulkaba ka sifeeyo Samaroon

October, 19, 2021
Horjoogaha Somali galbeed Mustafe Cagjar ayaa raba inuu ...


Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka

Daawo: Shariif sh Axmed oo u calaacalay Kiiniya: In maxkamad la geeyo maahayn

October, 14, 2021
Madaxweynihii ku meel gaadhka ahaa ee ka masuulka ...

US-Turkey relations ‘not healthy’ and failed to ‘start well with Biden,’ Erdogan says

September, 23, 2021
Ankara’s ties with Washington remain “not healthy,” as ...

Saddex dal oo Muslima oo dhoolatuskooda milatari isha lagu hayo

September, 13, 2021
Waxa dalkaasi Aserbajaan ka bilaabmi doona dhoolatus milatari ...

Dr C/raxmaan Bayle oo khashifay warqad uu soo saaray gunti giijiye Rooble

September, 13, 2021
Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ayaa khashifay warqad uu ...

Madaxweynaha oo markale saxay jar iska tuure Maxamed Xuseen Rooble

September, 8, 2021
Madaxweynaha Somaliya ayaa sharci daro ku tilmaamay xilka ...

Maxaabiis Falastiina oo ku xirnaa jeelka Yuhuuda ugu adag oo si layaable uga fakadey

September, 6, 2021
Jalbuus waa jeelasha Yuhudu ku faanto ee ugu ...

Madaxa sirdoonka qaranka oo si cilmiyaysan ugu jawaabay wasiirka koowaad

September, 5, 2021
Madaxa sirdoonka qaranka oo siyaasiyiinta beesha Hawiye muddo ...