Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Sidee warbaahinta caalamka uga falceliyeen rasaastii xalay ka dhacday Muqdisho

Waxa xalay rasaas fuleynimo ku ridey ciidanka amniga qabqabke Indha-cade ee sheegtay inuu ilaalo u yahay shaqsiyaadka sheegta madasha musharxiinta laakiin ah dhowr qof oo isku jufo ah isku halayna ku qabay in loo soo dareero laakiin habarwacashadii laga diidey maadaama dadka Muqdisho degan fahmeen inaan lagu guuri karin.



Haddaba rasaastii xalay lagu eryaday qabqable INdhacade iyo tii saaka korka loo ridey ee lagu kala dareeriyay jaajuustii u shaqaynaysay kooxda sheegata beesha caalamka, waxa warbaahinta caalamku uga falcelisay dhowr siyaabood.

Aan ku horeyno kuwa taageersan ee soo dirsaday kooxdan sheegatey golaha musharxiinta

Jaraaidka KIiniya ayaa hordhac ka dhigey ”Muqdisho oo markale rasaastu ka dhacayso, waxayna markiiba sheekada ku weecisay dawlada oo ay tiri iyadaa ka masuula. Waxay u sheegeen mucaarad ayaa ka banaanbaxaya doorashada dib oo dhigey.



Idaacada been been sii qaybteeda Ingiriiska oo loo turjumo af-Somali ayaa afka ku balaarsatey aduunka ayaa ka walacsan rasaasta kA dhacaysa Muqdisho. Ku darsoo waxay durba ku baaqaysa in kooxda sheegata beesha caalamka inay soo faragelisho.



Warbaahinada kale ee caalamka ayaa iyagu sheegay in dalka la qasayo ayna ku jiraan dalalka qasaya Imaaraadka iyo Kiiniya iyo weliba qolyaha qaramada midoobey ee Xamar fadhiya. ”Waxay is weydiinayaan maxaa madaxweynahan farta loogu godayaa ilaa xilligii uu ku guulaystey xukunka.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...