22/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo malaha ma daawo telefishan waxaan odhan lahaa Siilaanyo iclaami doorashada: Axmed Seed+MUUQAAL

Hargeysa–Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in doorashada uu Siilaanyo iclaamiyo malaha telefishan ma daawadee. Waxaan Siilaanyo ka sugeynaa in uu la fadhiisto mucaaradka uuna iclaamiyo doorashada waxa kale oo uu jeediyay eedaymo kale oo ku saabsan dekeda Berbera.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS