Siimoodi 07 Dec 2014–Waxa hadda si toosa u cadaatay in maamulka beesha dhexe uu malaayiin doolar ka qaatay shirkad Shiine ah oo mishiino u keensatay macdan ay ka guranayso deegaanka Siimoodi ee ka trisan degmada Baki. Dadka deegaanka ayaa si xun uga cowday suntan lagu daadinayo dhulkooda iyadoo macdanta deegaankooda lagu iibsanayo malaayiin doolar.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM