Wadamada Sinigaal iyo Nayjeeriya ayaa qas ka bilaabay wadanka Gambiya halkaas oo madaxweynaha dalkaasi diidey in uu xukunka ka dego kadib markii laga adkaadey doorashadii ka dhacday dalka.
Ciidan uu leeyahay dalkaasi Sinigaal ayaa ku sugan xadka Gambiya iyagoo sida la sheegay cabsi gelinaya madaxweynaha dalkaasi.
Musharixii ku guulasystay doorashada ayuaa ku sugan Sinigaal oo lafteedu ah dal fiqiira oo aan awoodin in ay dagaal daba dheeraada faraha la gasho abuurta xaalad bani aadamnimo.
Nayjeeriya oo ah aabaha musuqmaasuqa ayaa sheegtay in ay dayuurado ku caawisey halganka xukunka looga tuurayoi madaxweyne Yaxye.
Labadan wadan ayaa adeegsanaya awooda wadamada galbeedka Afrika oo loo yaqaan Ecowa oo inta badan Nayjeeriya ku qadhaabato.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay