Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Sirtii ka dambeysay kulankii Beesha Mareexaan & Kiiniya oo la shaaciyay: ARAG

Warar badan ayaa laga faafiyay kulan magaalada Nairobi ka dhacay oo dhex maray siyaasiyiin iyo odayaal beesha Mareexaan metelayay iyo dowladda Kiiniya mas’uuliyiin ka socotay oo uu horkacayay wasiirka Amniga gudaha dalkaasi Joseph Nkaissery.

Arrintan oo dad badan ka yaabisay si dowlad deris ah iyo beel ka mida beelaha Soomaaliyeed xiriir noocaasi ah u dhex mari karo ayaa dadkii difaacay waxaa ka mid ahaa Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Sheekh oo ku dooday in shirku ahaa shir Beesha yeelatay oo lagu casuumay wasiirka reer Kiiniya.

Sirta ka danbeysa shirka ayaa soo shaac baxday, taasoo ahayd in siyaasiyiinta iyo odayaasha Beesha Mareexaan ay magacooda ka fogeeyaan eeda loo jeediyay ee ah inay ka qeyb qaateen weerarkii Ceelcade ee 15 Janaayo 2015, waxayna Beesha Mareexaan in muddo ah raadinayeen inay iska fogeeyaan weerarkii Ceelcade ee lagu laayay askarta dalka Kiiniya oo hore guddi Baarlamaani ah oo Kiiniya ka tiran ku eedeeyay beesha Mareexaan inay lug lu lahayd, kulanka ayaa ahaa mid arrintaasi xal loogu raadinayay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...