Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Siyaasiyiinta maamulka Somalilaan oo yaab la noqotey doodii xildhibaanada Ingiriiska

Waxa suaalo badan la iska weydiiyay dood ku sheegii xildhibaano la yaqaano waxay aaminsan yihiin ay iskood ugu qabteen barlamaanka Ingiriiska. Siyaasiyiinta maamulka Somalilaan oo qudhoodu warba u ahayn sheekada ka socota Ingiriiska ayaa is weydiiyay cida so diratey kooxdan.



”Runtii anaga hadaan nahay beesha dhexe ictiraaf raadin wiyo sheeko noocaasa waxa nooigu dambeysay muddo toban sanno ku dhow xilligaas oo ISAAQ ugu yaraan wax wada raadin jirey hadda anagiibaa boqolkiiba 80 diidan gooni goosadka ayuu yidhi siyaasi ka tirsan xisbiga Kulmiye oo diiday inaan magaciisa sheego.



”Adeer Garxajis iyo Habarjeclo oo ISAAQA dhuuxoodi ah marhoraa ugu dambeysay ictiraaf waxa iyaga ugu daran sidii horjooge Muuse Biixi looga tuuri lahaa kursiga ayuu raaciyay.

”Waad u jeedaa marka sheekadu halkaa marayso hadda waa ISAAQII dhexdiisa waa ayo cida kale ee qurbaha noo joogta oo lacag ku bixinaysa in xildhibaanadaasi qabtaan dood noocaasa, ,idas kale sowtii Ingiriisku mowqifkiisa cadeeyay ee yidhi Muqdisho u raadsada ictiraafka ayuu ku dooday siyaasi kale oo isna ag-joogay oo ka tirsan xisbiga UCID.



Xildhibaanada ku jiray dooda ayaa u badnaa kuwa kjhaniisiinta u dooda, kuwa kaniisadaha iyo dadk agaalada u dooda, waxayna dalbadeen in la taageero gaalada is qarisa ee ku nool Hargeysa sida uu yidhi xildhibaan hadlay.




Si kastaba ha ahaatee waxa su’aalo badan ka taagmeen cida diratey ee hawshan ka dambeysa, waxana hubaala inayna ahayn kulan la isku yeedh yeedhay laakiin uu ahaa mid la soo diyaariyay in muddo ahna laga soo shaqeeyay.

Ninka isagu sheegtay inuu hormood ka yahay doodan ayaa shaqada looga eryay inuu sirtii Ingiriiska u gudbiyay wadamo kale. Waxa markale la eryay markii uu isku qalday laba ciyaar yahan oo madow kalana garan waayay meelaha ay kala joogaan iyo weliba waxbarashadii Ingiriiska oo khalkhal gashay intii uu joogay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...