Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Somalida qurbaha waxaan ku guubaabin lahaa in ay sanduuq u furan dadkooda tabaalaysan: Dr C/salaam Hadliye

Muqdsisho–Wasiirka arimaha dibedda iyo maalgashiga Somaliya Dr C/salaam Hadliye Cumar ayaa Somalida qurbaha ku guubaabiyay in ay furan sanduuq ay ku caawiyaan dadkooda tabaalaysan ee Yaman iyo Kiiniya oo manta aan haysan cidkale oo caawisa. Dr C/salaam ayaa sheegay in $10, 20 iyo $100 doolar qofba wixii uu awoodo ay waxweyn ka tarayso dhibka ka jira dalka.

Mr u ka hadlayay qoxootiga ku sugan Yaman ayuu sheegay in dawladu diyaarinayso goobihii la dejin laha isagoo hadalka sii watana waxa uu yiri.

“Dadku waxa ay isugu jiraan labo arrimood, kuwa jecel inay dalkooda dib ugu soo laabtaan iyo kuwa aan rabin inaysan soo laaban, dowladda markasta waxaa ka go’an soo badbaadinta muwaadiniinteeda ku xaniban Yemen, runtii waxaan arrintaasi u adeegsaneynaa dhanka badda oo aan qorsheyneyno in aan soo kireyno Maraakiib iyo doonyo lagu soo daad gureynayo muwaaadiniinta Yemen ku sugan, hadana diyaarad ayaa jirta oo lagu soo qaadayo maatada” ayuu yiri Mudane Cabdisalaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...