Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Somaliya miyaa lumisay codkii ay ku lahayd qaramada midoobey?

Somaliya ayaan habayaraatee wax faaiido ah ku qabin qaramada midoobey, waana meesha wadamada danaha ka leh dalka ay kolba ku sii kordhiyaan cunaqabataynta si dalku u sii ahaado xaalada is dhiib ee uu hadda ku jiro ciidan ahaan.



”Waxa maalmahan jirey warbixino ay qoreen dad jaahiliina oo aan la socon sida qaramada midoobey u shaqayso oo qorey in dalku lumiyay codeynta kadib markii uu bixin waayay deyntii lagu lahaa ayuu yiri Cali Calasow.

Waxay ahayd bishii Oktoobar ee sanadkii hore markii dalal ay ku jirto Somaliya loo qiilyeelay ilaa inta laga gaarayo sanadkan aakhirkiisa inay ku bixiyaan lacagta lagu leeyahay oo gaaraysa Hal milyan iyo dheeraad. ”Wax isbedelay ma jirto ayuu raaciyay Cali Calasow.



Yaa u baahan codka Somaliya

Inta badan waxa codadka soo doonta dalalka waaweyn sida Maraykanka ama Ruushka ama marka codka loo qaadayo arimaha maaliyada, qaxootiga, siyaasada iyo kuwa kale ee qaramada midoobey. Marka in Somaliya codkeedu maqnaado waxba kama dhimayso dalka.

Marka ilaa hadda ma jirto cod laga xanibay Somaliya iyo dalal kale oo ay ku jirto.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...